We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 08, 2001 - 06:15 am walaal waxa jirtay inaan sanadkii hore mowduuc halkan ku qoray riix halkan http://somalinet.com/library/forums_archive/4669/3912.html?974248450 marka walaal waxa jirta maqalka ugu horeeya een qoray inaad ku siyaadiseen hadal aanan odhan kadib markad canawiinta isu rar rarteen hadalkuna waana sidan HALAYSKA JIRO XIZBIYADA NASCAD BAA KUSOO AROORAY INUUNA BANAANAY IN XIZBI LAGA MIDNOQDO WAANA ARIN SII SIYAADINAYA TAFARAARUQ QALA TACAALAA(WALAA TAKUUNUU MINAL MUSHRIKIIN MINALADIINA FARAQUU DIINAHUM WAKAANUU SHIYACAA KULU XIZBIN BIMAA LADAYHIM FARIXUUN) AL ITAXAAD............. hadaba hadalka ugu dambeeya ee ah AL ITIXAAD......... kuma jirin hadalkaygii, maqaalkan markan soo qorayayna ulama jeedin itixaad oo kaliya e waxaan ula jeeday dhamaan wixi nadamkaa taxazubka ah ee tafaraaruqa umada ku siyaadiyay ku socda marka walaal waxan idinka codsanayaa inaad intaa ziyaadada ah kasaartaan ,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 09, 2001 - 11:55 am Luqada aad ku hadleyso tarjumaan uma baahna. Lillaahi mise waa lagu wataa? Maxaad ka leedahay kuwa baxsaday SALAFI ee isku tiriyey koox salafiyiin ah ama SALAFIYATU-JADIIDA. Tani Taxazub maahan?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 06:32 am inbnu........ walaal mawaxad rabtaa inaad ka jaahil baxdo farqiga u dhexeeya salafiyiinta iyo xizbiyiinta haday saa tahay inoo fur ciwaan layidhaa alfarqu beyna salafiyah wal xizbiyah ana igu dhig inaan soo galo farqigana aan kuu faah faahiyo amaa halkan waxan ufurtay oo kaliya maqaalkaa tasxiixintiisa marka mawada qaado labo mowduuc e inoo fur haalkaa aan kuu tilmaamay hadii kale intaad hadalka iska yarayso iyo dooda raadso culumada waa wayn ee salafiyiinta casriga ahi waxay ka yidhaahdeen xizbiyada indho la'aanta ah , haduu markaa xaqu kuu cadaado iskadaa cinaadka iyo tacsubka oo xaqa raac wallaaahu aclam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 10, 2001 - 12:39 pm ***********DON'T CONTRADICT YOURSELF************* Let me quote what you said "farqiga u dhexeeya salafiyiinta iyo xisbiyiinta". marka aayaddaa noo aqrisay waxey aheyd (KULLU XISBIN BIMAA LADEYHIM FARIXUUN), adigu waxaad ku faraxsan tahay xisbiga magacaa labaxay. Macnaha kale hadalkaaga aan ka fahmay waxaweeye haddii xisbi isku magacaabay salafi lasameeyo diintu wax kama qabto. Marka aayadaa maxay adiga kuu qaban la'dahay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 08:44 am Salafi = Former itixad habar gedir. Itixaadka ayaa u kala jabay hawiye iyo daarood gaar ahaan maj/leel meel ah oo la haray magacii Itixaad iyo habargedirta oo kasoo horjeedey dagaaladii wadaadada iyo Itixaadka oo la baxay magaca salafi jadiid. Insider
|