Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb. 16, 2001): HADII YAHUUDDU GASHO BEYTUL MAQDIS SIDEE BAAN KA YEELEYNAA??? MA QABIIL-QABIIL BAAN UGA QEYBGALEYNAA MISE SOOMALINIMO MISE ISLAANIMO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHALID

Tuesday, January 09, 2001 - 10:05 am
BAL WAX KU SHEEGA HABKA AAN DAGAALKAA AAN U QAABILEYNO HADII YAHUUDU GASHO MASJIDKA BARAKEYSAN EE AL-MAQDIS.???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MMJJ

Tuesday, January 09, 2001 - 08:01 pm
Khaalid

Anaa talo kuu haaya, adigaan ku direynaa markaad halkaas ku soo baaba'didna lafahaaga ayaan shidaneynaa, kadibna cid dambe diri meyno.

war ninyahoow haddii madaxa lagaaga jiro, bax dhakhtarka dhimarka u tag inuu ku caawiyo ayaad u baahantahayee.

Majaahaagaan yaryare soomaliyeed haddii ay musqusha ku geeyaan, salaadana kaa bixiyaan, ilmahaagana kuu koriyaan, ha ugu darin Baytul maqduskaas iyo meelahaas fogfoge,ee naftaada u nax

Aduunkaan nin dagaal u majaxaabanaaya waqtigan adaan kaa arkaye, xageed ku duugneyd inta ummada nabad raadineysay, kuwii dhulkaas sheeganayay (Palestine) ayaaba nabadraadin u fadhiya Washington ee adiga ma dirxi xaga dambe kaaga jiraad la fadhin la'dahay.

Bro take it easy and etry to educate yourself


MMJJ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalid

Wednesday, January 10, 2001 - 08:21 am
Waxaad iigula muuqataa gaal u eke ee bal horta waxaad tahay isa sheeg??? Kadib baan kuu jawaabayaa.