Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): TAKFIIR maxaay yihiin?? Yaa qeexi kara?? By Mooge Xaaji.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOOGE XAAJI

Unrecorded Date
Waxaan idin salaamay salaamta islaamka!

Walaalayaal waxaan dhowaan maqlay qolo takfiir la yiraahdo, oo anniga koleey igu cusub balse aan runtii la yaabay manhajkooda iyo habkooda aay ku dhaqmaan.
Markaa yaa walaalada kamida oo iga dhaadhiciya su'aalahan ?


TAKFIIRku maxaay yihiin?

Maxay u taagan yihiin?

Goorma ayaa la aasaasay?

Iyo maxay aaminsan yihiin?

Xaggee saldhig u ah ama ku badan yihiin?


Waad mahadsantiin

Wasalaamu ......

MOOGE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Maxaad ka qabtaa haddaadba iska illowdo oo aad tuurto iyagoo dhan,oo aadanba war ka maqal, maxaa dhacay sida magaca kamuuqato waxay noqdeen dad gaar ah oo islaamku malaha qolooyin kala duwan.

Dadkaan kala baxay waxay sababayaan inney caruurteena Soomaaliyeed berito ey wareeraan oo ey garan waayaan midka saxsan iyo midka qaldan oo ey sababto ineyba ka caajisaan barashada diinta iyo
iney ku yaraato aaminaada islaamka.

ALLOW NAGA QABO KUWAAN NAKALA SAARAY.WAXAAN WEY CADDAHAY INEY CIA IYO QOLOOYIN KALE KA DAMBEEYAAN KALA SAARIDDA DADKA MUSLIMKA AH.

ALLOW NAGA QABO KUWAAN NAKALA SAARAY
ALLOW NAGA QABO KUWAAN NAKALA SAARAY
ALLOW NAGA QABO KUWAAN NAKALA SAARAY
ALLOW NAGA QABO KUWAAN NAKALA SAARAY
ALLOW NAGA QABO KUWAAN NAKALA SAARAY
ALLOW NAGA QABO KUWAAN NAKALA SAARAY