Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Islamic Way of Life - Nolosha Islaamka: TALO SIIYE XAQ DOON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Sunday, February 18, 2001 - 12:37 am
Assalaamu calaykum
walaalayaal waad salaaman tihiin dhamaan waxaan idin rajaynayaa khayr farabadan iyo wanaag.
walaalayaal bagekaan waxaan u furay cid walba oo talodoon ama xaqdoon ah in aan siiyo wixi alle iga fahamsiiyo anigoo aan ku tiirsandoono aayad ama xadiis ama ijmaac al-culamaa ama jidka salaftu mareen, alle waxaan ka baryayaa in uu i waafajiyo wixii xaq ah .
emailladeyda aad igala soo xiriiri kartaan waa sadiqalqa@hotmail.com
sadiq_q@yahoo.com