Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): HAJ (Pilgrimage): MAXAA XAJKA LOOGA HADLI WAAYEY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 11:46 am
KU: MUSLIMIINTA AQOONTA LEH

Xajku soo maahan rukni ka mid ah Arkaanta Islaamka? Maxaa looga hadli waayey oo loogu dhiiri galin waaey dadka sey uga qeyb qaataanama gudashadiisa? Kaliya maxaa la iskaga dhagatirey kuwo doonaya inay wax ka ogaadaan?

Waqtigii xajka waa la joogaa, Boggiisiina waa bannaan yahay wax qorisna dadka kuma yareyn!