Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Islam (Current): Su'aal ku socota qofkasta oo ashcari ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 11:41 pm
waxan u baa
hanay caqiidada ashcariyada oo faah faah san
gaar ahaan sifaadka allaah

maxaad allaah maqal ugu qiraysaan oo aydaan ugu qirayn labo gacmood?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 23, 2001 - 03:13 am
Sxb. su'aashaadu ma aha mid cad oo dadka badankiisu fahmayaan. markaa afka qalaad meesha kasaar af Soomaalina ku sheeg su'aashaada.
Wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoonsade

Friday, March 23, 2001 - 05:03 am
Ninyohow, iska ilaali in aad ikhtilaaf iyo inaad dood iyo kalaam ka shaqaysid. Baro wax ku anfacaya aakhiro iyo adduun. Ha abuurin in dadka xadgudub iyo fasaad dadka ka dhex abuurto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 23, 2001 - 11:52 pm
qoonsade

haqoon san walaal anigu waxban war saday