Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Maxay Soomaalidu u diidantahay:
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum
waa
su`aal aan waydiinayo dhamaan umada Soomaaliyeed
meelkasta oo ay joogaanba.
S:Horta maxay soomaalidu u diidantahay in ururka
AL-ITAXAAD ee kadagaalamaya S/GALBEED & gobolada
ay xabashidu kusoo weerarto inay XAQ ku taagan
yihiin(JIHAAD XAQ`AH)?

inagoo og waliba arintaas

WABILLAAHI TAWFIIQ.

NB:waxaan idinka codsanayaa inaan cidna la aflagaadayn ee sidii xaqa loo hadlo.!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ananamous

Unrecorded Date
Asalamu Caleykum:
Gaalada hadii aad iska dhaafto xitaa iyagaan ku daynayn. Waxaan aad u la yaabay Eritaria oo ah wadan aan soomaali shaqo isku lahayn, oo taariiqda soomaaliya aan meel ka soo gelin, inay ka war warsan tahay soomaaliya ayaa Islaam ka soo socdaa. Maba ogid inay jirto iyo in kale, waana ka welwelsan yahay. Subxaana Allah.