Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Cayda Nabi Muhamed (swc)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu 'Aleykum,

Maadaama Ayno Muslimiin nahay waxaa jira waxyaabo lagama maarmaan ah in ayno xasuusano, mar walba.

Hadii kulamkeenan iyo discussion-nadan ayno sameynayno keenayaan Dambi sida Ceyda Diinta & Nabi Muhamed(swc) waxaa lagama maarmaan ah markaa in la joojiyo, hadii kale qaybeyno ka qaadanaynaa Dambiyadan kalkan ka dhacaya.

Fadlan Akhriya Mowduuca bage:kan ku qoran ee la yidhaahdo NAAGTEYDA MA DHAGI KARAA ?.

Waa run qofkasta wuxuu doono ayuu soo qori karaa, isagoo isticmaalaya any available IP-connection to this page, but In qof mucayin ah"USERNAME"ka soo diro IP-address- la yaqaano in loo ogolaado in uu aflagaado iyo Cay soo qoro mar kasta isagoo bedbedelaya username-kiisa waa khalad weyn..lagana aamusi karin. Si hadaba Arintan wax laooga qabto waxaan jeclahay in aa ka wada hadalno sidee xal loogu heli karaa arintan? Hadii kale Dambigan la qaybsanaynaa.

Inteynaan Forum-kan dadka masuulka ka ah la hadlin maxaa figrado/solutions ah oo arintan wax looga qaban karaa? FADLAN AKHRIYA Taariikhda Software:kan aan isticmaalayno iyo Ujeedooyinka forumkan from FAQ and Program Credits..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu Aleukum,

it is me again, this is the discussion topic, which I got upset:
XAASKAGA KU XALAAL AH MA DAGII KARTA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalid

Unrecorded Date
To: Yaska,

I have read the article you are referring to. I don't see anything wrong with it. The way I see it, the individual who wrote it is simply in need of advice. He is wondering whether cunnilingus is permissible in Islam. Would you rather give him the answer or just let him do it out of ignorance. Perhaps, you don't know it but there are people out there who don't dare asking those intimate question for fear of being ridiculed and mocked by people like yourself. So, please let those people come out of their shells and ask questions they need to be enlightened about. After all, I think the exchange of views is the main reason for setting up this forum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salamu Caleykum!

Ku: YASKA

Walaal waad ku mahadsan tahay soo bandhigida figradaada, balse walaal waa siduu sheegay khalidee waxaa jira dad badan oo su'aalo badan laabta ku haysta oon dadna weeydiin.
Haddii aay su'aalaha dad weeydiin lahayeen waxeey ka baqayaan in la caayo, daalacna loo sii raccdo.
Balse maanta waxaan haysanaa aaladan Allaah noo saqirey oo ruux waliba su'aashiisa halka soo dhigi karo walaalaha kalane aay uga jawaabi karaan haddii aay wax ku dhamaan.

Markaa waxaa jira dad meesha u jooga saqajaanimo, aflagaado & Diin caay iyo weliba waxyaalo kale oo kasii dardaran, dadka noocan oo kale ah markii la ogaado in aaysan talo iyo waano doon aheyn ee aay yihiin kuwo u taagan "saqajaanimo" markiiba meesha waa laga saaraa.

Waxaan horey usoo arkey maqaalo (post) badan oo ka koobnaa waxyaalo xun oo xag akhlaaq & tarbiyaba aad uxumaa oo laga saarey maalintii dambe.

Markaa walaal waxan kugula talinyaa haddii aad aragto waxyaalo xun xun oo isleedahay waa dambi, fadlan u sheeg ama email u qor qoloda SomaliNetka (emailkooduna waa: admin@somalinet.com) adoo u qeexaya wixii markaa wax kaqabasho u baahan.

Waxaan arkey dad badan oo su'aalo diin ahaan xun meesha soo dhigay, hadana markii loo sheegay qaatay waanaddii sheekadiina halkaa ku istaagtey.

Sharciyada u yaala Forumka oo qaar kamida ah oo arrintan quseeya soo xigtey waxaa kamid ah:

~~~~~~~~~~~~~~~~~

- We added restricted words: Profanity words will be blocked before they reach the general public.

- Unacceptable articles: Somalia’s current clan based politics; insulting individuals, religion,social or ethnic groups; sexually explicit.

- SomaliNet and moderators who are acting on its behalf reserve the right to delete any article deemed as unacceptable.

~~~~~~~~~~~~~~~~~


Wa salaamu.....

Ansaari