Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): LOOKING GABAR MUSLIM AH OO GUURDOON AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ASALAMU ALYKUM WALAAL

ANIGA MAGACAYGA WAXAA LAYIRAAHDAA ABDULLAHI WAXAAN KU NOOLAHAY MINNESOTA. WAXAAN DHIGTAA JAMACAD MINNESOTA, WAANA SHAQEEYAA OO WAXAAN AHAY PROFESSIONAL. WAXAAN RAADINAYAA GABAR SOMALIYEED OO MUSLIM AH DA'DEEDUNA U DHAXAYSO 20-28. GABADHU WAA IN AY NOQOTAA MID AMA WAXBARATO AMA SHAQEYSO OO AAN HORAY U SOO GUUSAN OO AAN PARTIES AADIN.BECAUSE I NEVER BEEN MARRIED TOO. I PREFER IF SHE IS ROMANTIC AND RELIGION CONSERVATIVE. ANY WAY ANIGA WAXAAN AHAY NIN DAACAD AH ROMANTIC DIINTANA WAX KAYAQAANA, WAXAA KALOO KUU CADAYNAYAA IN AANAN ANIGU RABIN SAQAJAANIMO OO AAN KALIYA RAADINAYO GUUR XALAAL HA.

HADDII AAD CHARACTER KAYGA AAD KA HESHAY OO AAD TAQAANID GABAR BUUXIN KARTO PLEASE CONTACT ME MY E-MAIL. "BADAR10@HOTMAIL.COM"

PS. PLEASE SERIOUS GIRLS ONLY AND PREFERED MINNEAPOLOS OR MINNESOTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum Brother Abdullahi!


Guur waa arim muhiim ah oo qof kasta oo Bini` Adam ah uu u baahan yahay. Waxyaabaha Alle noogu naxariistay bayna ku jirtaa, sida Alle lee yahay:

"And among His signs is this, that He created for you 'mates' from among yourselves (your own souls), that you may dwell in tranquillity with them, and He has placed love and mercy between your hearts...(Qur`an 30:21)"

Marka walaal, Alle hakaa abaal mariyo doonitaankaaga guur wanaagsan iyo xaas wanaagsan. Alle waxaan kaaga rajeynayaa inuu ku siiyo intaas aad doonayso oo dhan. Waxaa jira meelo aad booqan kartid oo guurka kaliya loogu talagalay. Meelo wilasha iyo gabdhaha guur-doonka ah ay ku qoraan nafafyaashooda iyo waxyaabahay ka rabaan guur, IWM. Meelahaas waxaa ka mid ah:

http://www.matrimony.org/intro.html (MUSLIM MARRIAGE LINK)!

http://www.metric.net/rishtay/ (RISHTAY: Internet Matrimonial for Muslims)!

http://www.4you.com/MML/ (MUSLIM MATRIMONIAL LINK)!


Sidoo kale, waxaa jira meelo kale oo badan...laakiin sedex maaleed baa aad ugu wanaagsan(inta aan aqaano)


P.S. Minnesota waa meel wanaagsan, xaga diinta! :-)


Wasalama Alaykum Warahmatulahi Wabarakatu`


Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salaamu caleykum!

KU:- Anonymous

Walaal waa haddii aay dhab kaa tahay (SERIOUS) bal meeshaan fiiri waxaa ka buuxa gabdho qeyr-qabooyin ah oo badankood wax bartey oo ah kuwa aad raadineyso oo aad halkan ku magacaabtey.

httP://www.Zawaj.com

F.G: Ma u maleynayo in aad ka heleyso gabdho somaali ah (Walaahu Aclam).

Allaha kula garabgalo!
Ansaari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDULLAHI

Unrecorded Date
ASALAMU ALYKUM AHMED IYO ANSAAR

WALAALAYAAL WAAD MAHADSANTIHIIN ISKU DAYGA AAD ISDAYDEEN IN AAD ICAAWISIIN LAKIIN ANIGA ATTENTION KAGA WAA GABAR SOOMAALI AH OO LEH CHARACTERS KA AY KUWA AAN SOO ARKAY LEE YIHIIN. WAX BARANAYSO AMA WAX SOO BARATAY AMA SHAQATYSATA. SABABTA OO AH GABADHA SOOMAALIGA WAXAANU NAHAY IS KU DHAQAN SI FIICANA WAA IS KU FAHMEYNAA.

MARKA WALAALAYAA ILAAH QAYR HA IDINSIIYO HADII AAD TAQAANII GABDHO SOOMAALI AH OO WANAAGSAN ILA SOO XIRIIRSIIYA, AMA QOFKII YAQAANABA.

WASALAAMU ALYKUM.

ABDULLAHI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aadil

Unrecorded Date
asalmu alaykum

Br abdulahhi
waxaa wali kugu qafilan wali waxaan rabaa naag soomaaliya war waxaas kabax adoo helaya naag muslim ah oo cadaan ah oo xuural cyn ah maxaad kufalysaa naag soomaali ah oo madow waxaaa laguu dhalayaa lima quruxdii kabatay oo cad cad
marka waxaad mis garanagsaa saaxibow wax badan marka noloshaada nag soomaali ah kaliya haku xirin hadii kale you are wasting your time so join team gayaga
aslamu alykum br

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Unrecorded Date
mr guurdoon

this;s very good idea brother and i pry for you to gett lovely muslim woman to build you'r future ; my point is if you;r proffeser and you live in minnesota i don;t understand why you;r looking for woman here ' because there's alots of woman in minnesota and i know that because i was in minnesota for 5yrs bro and i let you where you can gett alots of woman go to the cedar ave or portland ave bleive me you will gett woman there and minnesota woman love to build future so good luck brother