Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): JIHAADKII MAXAA LAGU ILAAWAY OO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alle ubaahan

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum.

Horta diinta Islaamku iyadoon marnaba muran & jikaarba galin waxaan idinka codsanayaa inaydun ila fiirisaan su`aashaan.
Maxaynu
ku iloownay oo la inooga waayey dad hadalhaya oo umada uugu yaboohaya jihaadka Alle,ilayn hadii aynuna awoodin inagu maanta inaynu kaqaybgalo waxaynu awoodnaa inaynu ku caawino maal,meelaha kaladuwan ee uu maantakasocdo jihaad dhabi sida shiishaan, S/galbeed i,w,m,.

Allena s,w, wuxuu yidhi (yaa`ayuhaladiina aamanuu hal adulukum calaa tijaaratin tunjiikum min cadaabin aliim, tu´minuuna bilaahi wa rasuulihii watujaahiduuna vii sabilillaahi bi amwaalikum wa anfusikum daalikum khayrulakum inkuntum taclamuun).suuratu saf.

sicilmiyeysan halooga wada hadlo
WAXAA KALE OO AAN JECLAANLAHAA INAYNU SAMAYSANO KOONTO AYNU UUGU URUURINO LACAG,DADKAA ALLE DARTII UDHIMANAYA SI MARKAY UBAAHDAANBA LOOGU DIRO
ILAYN FADLIGA JIHAADKA AYEYKATIRSANTAHAY INAAD CAAWISO MUJAAHID ALLE DARTII UDHINTAY & INUU MAALINTA QIYAAMO INOO SHAFEECO QAADO BI IDNILLAAHI TACAALAA

waa walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Calaykum dhamaantiinba!

TO: Alle Ubaahan!


Walaal, ha isku qaldin waxa. Waxaa jira...Jihaad iyo Dab-ku-Dhac. Inaad u gurmato wadamo kale...adoo wadankaagii is-dhex daadsan yahay, waa dab-ku-dhac. Jihaad wuxuu ka biloowdaa nafsadaada. Ayada la dagaaltam marka hore, ku dar wadada wanaagsan ee Eebe. Kadib u soo jeeso kuwa naftaada ku xiga(caruurtaada, walaalaha, qabiilkaaga, wadankaaga, IWM).

Waxaa imanaysa maalin aan naftaada mooye wax kale lagu waydiinayn ugu horayntii. Marka, aan nafafyaasheena marka hore jidka Eebe ku darno...kadib aan usoo jeesano kuwii kale oo anaga gacan inooga baahan.

Maalinta aad diyaar u noqoto inaad kuwa lunsan ee wadankaaga aad ka jihaado---oo aad diyaar u noqoto in xaqa wadankaaga lagu maamulo, aniga markaas jihaad iigu yeer. Meesha maanta xaqa naga saaran yahay waa wadankeenii hooyo...meel Alle u nimceeyey oo cimilo wanaagsan iyo barwaaqo lagu nimcaystay. Dhibaatooyinka aad hada maqlaysid waa uun wax anaga nalaga jarayo---sababtoo ah...waan Ilaah caasinay. Oo masaakiintii iyo agoontii iyo kuwii naga tabarta yaraa baan ku qosolnay oo ka dhaqaaqnay. Marka, aan teena marka hore wanaajino intaan mid kale aadayno.

Soomalidu waxay ku maahmaahdaa, "maroodi takarta saaran ma`arkee, kan kale takarta saaran buu arkaa." Waxaan maqlaa soomali leh "war maan u dagaalano wadamadaas islaamka ah"...Miyey taas ku habooneen hoygeenii??? Alle ha`inoo naxariisto, Asagaa Naxariis-Badan ahe.

Abaayo, Ilaah ha kaa abaal-mariyo dhiiranaantaada Alle dartii. Allena waxaan ka baryayaa in jidka wanaagsan uu qaadsiiyo nafafyaasheena, kuwa aynu dhalnay/dhali doono, iyo kuwa na dhalay, iyo intii Asaga rumaysan.

War san iyo cibaado saalix ah baan Alle kaaga rajeeyay!

Nabad-gelyo, Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Assalamu caleykum

Walaal JIHAADKA waa rukni muhiima weeyaan. Diinta waay ka hadashay si waadax ah meelaha jihaadku ku haboon yahay iyo meelo kaleba. Waxaa jira kitaabo ka hadlaya Baabu jihaadi oo si fiican kuugu sheegaya goortuu jihaadku waa jibayo.

Siduu Axmed sheegay jihaadka ugu horeeya waa kan NAFTAADA. Kadib ayaad bixi kartaa.

Ayaada Alle-Ubaahan soo xigatey ayaa cadeyneysa Jihaadka. Waxaa jira dhowr siyaabood oo aad u jihaadi kartid haddii aadan bixi karin waana: Maalkaaga ood bixisid, niyadaada (inaad u duceysida dadka jihaadka fii sabiililaahiga u baxa).

Meel kasta oo umad islaam ah gaalo ku dhibayso oo layneyso waxaa ka jira jihaad. Haddii aadan bixi karin quur maalkaada una ducee.

Somaliya Jihaad kama jiro waayo gaalo wadankii haysata oo lala dagaalamo ma jirto. Markaa yaad ku jihaadi?? Ma nin kula islaam ah oo shahaadanaya? MAYA weeyaan su'aashu.

Waa jirtaa in maanta wadankeni baylahda iska yahay, xabashi markii aay rabto timaado dad islaam ah inta guryaha ugu timaado xirxirto welibana layso, markaan saan ah waa JIHAAD wuuna banaan yahay. Laakiin ragga xisbiyada la baxay (SNM, SNF, USC, SPM, SSDF, USB, RRA iyo qaar kaloo badan) oo diin wadanka u ogoleen ma lagu jihaada weeye su'aasha meesha taala??? Haddiise lagu jihaado waxaay wataan caamadii iyo qaar culimo-isku sheg ah, calmaaniyiin gedigoodna waay ashahaadanayaan, so what? Ma jihaadi? Waa arrin culus oo raggeeda u baahan.

Tusaale ahaan: Jejniya oo ah dad muslimiin ah waxaa maalin walba bombeeya gaalo kaafiriin ah, markaa waxaa nala gudboon keeni geesi ah oo nin nin dhaafay ah rabo dar Alle in uu udhinto ha jihaad tago, kii tagi karina ha caawiyo Allena ha ubaryo.

Walaal baabkan waa baab weeyn dadkana si weyn u fahansana.

Illahoow na badbaadi!

Ansaari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum ALL!

TO: Ansaari!


Brother, there IS a Jihad in somalia. These tribes that are killing each other---are shedding blood in our land, for a ridicelous reasons. They're killing one another while saying "laa ilaaha ilaa-Lah". THIS is what you need to Jihad against.

You say "Laakiin ragga xisbiyada la baxay (SNM, SNF, USC, SPM, SSDF, USB, RRA iyo qaar kaloo badan) oo diin wadanka u ogoleen ma lagu jihaada weeye su'aasha meesha taala??? Haddiise lagu jihaado waxaay wataan caamadii iyo qaar culimo-isku sheg ah, calmaaniyiin gedigoodna waay ashahaadanayaan, so what? Ma jihaadi? Waa arrin culus oo raggeeda u baahan."

....Ansaari, THIS is what you need to Jihad against. These people are killing each other, while they're Muslims. There should be some of us who STOP them both---and tell them..."WAKE UP to yourselves". God says in the Koran: "104. Let there arise out of you a band of people inviting to all that is good, enjoining what is right, and forbidding what is wrong: They are the ones to attain felicity."(Family of Amran)


We need to have an Islamic Government---where the Koran and the Sunnah of the Prophet is ruled. THIS is what you need to Jihad for.

We need to protect our land/lives against the unbelieving people(other Africans, the West, etc.) THIS is what you need to Jihad for.


You're seing the European-Muslim who is killed by a Kuffar, what about your Somalis brothers and Sisters(Hawiya/Darood)??? Who are slaughtering each other like there is no tomorow. Do you not think they have MORE right to you...than those of the Europeans?


Jihad is not just rebelling against the unbelieving people...but it's also fighting yourself, and those who you love, and those who are close to you, and those who you share interests with---for a GOOD path. The Prophet's life...was in Jihad---from the begining to the end, take what he did as an example.

Waxaa la yiri: "nin gurigiisii dab ku kacsan yahay, reero kale dabkood ma damsho." Jihad is step-by-step...until you come to none.

Lets concentrate on our homes and country-lands, when we free ourselves of sin and corruption...then and only then can we help others do the same.


I pray that we see the light...and catch the light, before it is too late!


Blessed BE!

Peace, Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salaam...

To Ahmed

I don't see that there is a Jihad in Somalia and to our muslim people as long as they say "shahada" and practising their FAITH....

...but we need to pray for them to show the XAQ !

Ansaari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum ALL!

TO: Ansaari!

You see, Brother, that is where you're wrong. God says: "49.10 The Believers are but a single Brotherhood: so make peace and reconciliation between your two (contending) brothers; and fear Allah, that ye may receive Mercy." Al-Hujurát.

Brother, will you not fight against he who says "laa ilaaha ilal-lah" and yet wants to fight his brother? In Somalia, when you put peace between them---if one turns away, you fight the one who turned away...untill he comes back. Look what God tells us:

"49.9 If two parties among the Believers fall into a fight, make ye peace between them: but if one of them transgresses beyond bounds against the other then fight ye (all) against the one that transgresses until it complies with the command of Allah; but if it complies then make peace between them with justice and be fair: for Allah loves those who are fair (and just)." Al-Hujurát.

Fighting against anyone is JIHAD--get my drift? Fighting against yourself, those you love, those who are near to you...so on, so forth.

Ansaari, just because someone says "laa ilaaha ilal-lah"...it doesn't mean we should let them be, if they're unjust...and it concerns us. We shall fight against that---and fight for what is just.

The Koran guides us to the core of good---it, alone, is more than we'll ever need!

Of course, we need to pray for them...it's always something that we should do(even when there is no fight, to pray against such thing). Islam is ONE: we should get this.


May God forgives our sins of the past, present, and the future. And that which we know and that which we know not. God bless you!


Blessed BE!

Peace, Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Salam aleykum!

Ahmed

God says: "49.10 The Believers are but a single Brotherhood: so make peace and reconciliation between your two (contending) brothers; and fear Allah, that ye may receive Mercy." Al-Hujurát.

What we learn from the above Ayah is, That there is no Jihad in Islamic Somalia, BUT a reconciliation between this Islamic ummah divided by Jahilnimo & lack of faith.

Brother Ahmed, you have to know first what is the concept of JIHAD and where it is due to Jihad and WHY ?

I'm not a scholar nor a learned person, but a beginner. And It is a sin to tell people something incorrect. If you know it, so tell if you don't know so don't give your meaning instead go and ask it your local Sheikh.

Here in Scandinavian I've been to many lectures relating whether there is JIHAD in Somalia or NOT. You can order these video tapes from SOMALI MEDIA Gothenburg Sweden.


May Allah's mercy & peace be on us!


Ansaari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Unrecorded Date
SALAAM.

Jihaad waa kalmad qurux badan laakiin ay wasakheeyeen culimada soomaliyeed iyagoo magacaas oo ayan xirfad ulahayn kula dagaalamay umad soomaliyeed. Jihaadku wuxuu leeyahay shuruudo iyo arkaan hadii lawaayana uu uburayo sida waysada oo kaleeto. Hadiise loo maleeyo oin lagu laayo dadka ama si micno darro ah loo dhinto waxaan ku talin lahaa in marka hore diinta labarto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXAN

Unrecorded Date
SALAMA CALAYKUM WARAX MA TULAHI WABARAKATU
WAXA AN JECLAHAY IN AAN AF KARTAYDA KA DHIBTO JIHADKA.WAXA IN DHAW DHACDAY IN MUSLINKII AY NACEEN JIHAAD LOONA TUSAY WAX XUN OO TERORISAM LA XIRIIRA WAXA IS TICMALA WAA WEST,IYO RUSHKA.SOMALIA UMA BAHNO IN LUGU QAADO JIHAAD WAXA HAYA WAA JAHILNIMO EE MAHAN DIN XUMA.SOMALI IN KASTOY WAX XUN KA DHACDAY HADANA WAXA AAN QABNAA LABO DIIN QABIILKA IYO SLAMKA.WAXAN UGU WACAN JAHILNIMO,WAXA RUNTI U BAHAN JIHAAD IN NINKI AWOODO U TAGAA WANA WADA KARAA WAA CHECHNIA,OO LA DAGALAMAYSO DOWLADA UGU LIIDATO DUNIDA.
WA SALAM CALAYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum ALL!

TO: Ansaari!

Ansaari, Brother, please don't try to twist things around(if it's intentional, if not...forgive me.)

The meaning of the word Jihad is to go-against(to fight against). It is not only to go over and slay people...as some somali "sheikhs" suggested for the Muslims to be done. It's NOT! I never said that we should go over and slay people. I said we should go over and try to stop them BOTH, in peace---and if one turns away...that we should stop that one who turned away(WITH whatever means): THIS is what God orders.

It's sad to see how you used the verse that only applied to your argument...did you forget that God speaks still ahead...and before it? I posted all both of the verses---shouldn't you do the same? Because they're both connected. Lets see the one you left out:

"49.9 If two parties among the Believers fall into a fight, make ye peace between them: but if one of them transgresses beyond bounds against the other then fight ye (all) against the one that transgresses until it complies with the command of Allah; but if it complies then make peace between them with justice and be fair: for Allah loves those who are fair (and just)." Al-Hujurát.

That is the Jihad i was telling you. Two parties DID fall into fight(a long one, also). We should go over to them and say "STOP this ridiculeous and sinful thing that you're doing, BOTH" if one tries and turns away---we should fight against that one(as muslims)...untill he comes back to us(to Islam, to God)

You see, making-the-peace, and fighting against the opressor...are connected.


Ansaari, it was you who agreed with me that Jihad starts with oneself, saying:

"Siduu Axmed sheegay jihaadka ugu horeeya waa kan NAFTAADA. Kadib ayaad bixi kartaa."

If Jihad is something that only applies to the unbelievers---why do one have to jihad against oneself? because it's not just slaying the life---this slaying the life business only applies to those who are trying to put the word of God down(the unbelieving people)---and only WHEN they try to do that.

Jihad is protecting the innocent: Meaning Muslims, it's principles, its lands, its laws, etc.

NOT to Punish the guilty: meaning can't go over to wipe out all of the somalis that are sinning, or the unbelieving people(for being unbelievers)


As my local sheikh? I have asked FAMOUS Imams, if that helps! They only confirmed/initiated what God says in His Noble Book.

Brother, i'm not scholar, either---but there are things that we learn. Don't forget, you don't have to be an scholar to know somethings. And, brother, don't put down yourself---you're learned, even if a little: every muslim has!


Also, Brother, you can send me and email or post it here---how I would get some of those videos. Yar-hamaka`lah!


Blessed BE!

Peace, Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum ALL!

TO: Anwar!

Walaal, waa runtaa..."wadaadadii" somalia waxay ka dhigeen ereyga "jihad" wax uusan ahayn...ayagoo asaasanaya qabiil.

Waxaan aqaana, yar muslim wanaagsan ah, markuu soomaliya joogay...waxaa maalin gurigiisa ugu yimid niman gobolkii uu joogay qabsaday oo (xisbi ah). Waxay damceen inay dilaan. Waa uu la dagaalamay, qaar buu ka dilay...qaarkii kalena way isaga tageen. Ninkaas waa uu jihaaday---sababtoo ah, asagoo qurinkoodii iyo qabiil is-diri koodii aan waxba ku lahayn bay damceen inay iska dilaan. Ninkaas Jihaad xaq buu u ahaa.

Ereyga "Jihad," walaal, wuxuu lee yahay micno badan. Taan ka hadlayay waa mida inaan la dagaalamno kii islaamka ka horyimaada oo nabad diida. Waxaan arkay...wadaado u tashanaya inay intay soomaliya tagaan ay qabsadaan---oo wixii ka horyimaadana ay laayaan. Marka taas oo kale waa qalad, marka hore, u ban-dhig ummada nabada Eebe. kadib, la dagaalan kii diida diinta in lagu xukumo, iwm. Qayr Alle haku siiyo, Walaal!


Wasalama Calaykum!


Ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Marka hore walaalshey u maleynmaayo inay meesha u furtay in culumada laga caayo. Fikrad in la is dhaafsado ayaa loogu talagalay balse af lagaado wilib kuwii diinta na soo baray inaad ceebayo ma aha halkaana uma cuntanto meel muslimiinta khaladaadkooda lagu sheegsheego hilibkoodana lagu cuno. Culumadu waa dhaxalkii rususha. Mascuumiin ma ha ee waa bini'aadam caqli celin ayey kaa mudan yihiin ee cay kaama mudna. Darjo ayuu Ilaahey gaarsiiyay taasoo anigu aynaan gaarin. Cilmigii aakhiro oo ahaa kii lagu liibaanayay ayey inooga horeeyaan.

Mida kale cidii Jihaad rabta ha aado wadadama uu jaro jihaadka. Cidii u ducayn kartana ha u ducayso kana fiican ninkii maalkiisa accountiga aakhiro ku deposit-gareysana.

Soomaaliya Jihaad inuu ka jiro iyo in kale idinka la idin waydiin maayo. Ra'yi uma baahna ee cilmi ayey u baahan tahay. Dadka u saaxiibka ah su'aasha ula laabta walaasheena su'aasheedu ma aheyn Somalia Jihaad ma laga suubin karaa ee waxay aheyd maxaa umada ugu dhiiro galin waydeen inuu Jihaadka yahay shay islaamka ka mid ah rasuulkana uu suubiyay. S/Galbeed ayuu jihaad rasmi ah ka jiraa. Waxaana u maleynayaa inay haboon tahay in aa la kala saarin gaalada itobiyaanka ah iyo soomaalida raacsan. Wixii is wata oo diinta Ilaahey ka soo hor jeeda waa lagu jihaadayaa yadoon loo fiirinaynin waxa taageersan iyo ciduu u matalayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deggan

Unrecorded Date
Asalamu calaykum waraxmatullaah

To: Alle ubaahan

Walaal Allaha kaa abaal mariyo mowduuca qiimaha badan ee aad furtay.
Walaal waa saad u sheegtay oo wuxuu jihaad dhab ahi ka socdaa meelo fara badan sida Shiishaan, S/Galbeed, Kashmiir. Su`aashaada qiimaha badan ee ah maxaan ku ilownay jihaadka waxaan ka oran lahaa waxay ka tiri shareecadda islaamka ee ah "ADUUNJYO JACAYL IYO GEERI NACAYB" Allaah ayaana ka magan galaynaa inaan dhimano ilaa anagoo mujaahidiin ah ma ogiye.

Waxaa jira joornaal ka soo baxa Diridhabe oo ka hadla jihaadka ka socda S/Galbeed oo magaciisa la yiraahdo GEESKA AFRIKA oo ka waramaya xaqiiqda jihaadkaas iyo waliba mucjisooyinka la arkay intuu jihaadkaasi socday.

Walaal fikradaada ah u kaalmeynta walaalaha xaga maaliyaddana waan kugu raacsanahay magaaladdan aan daganahayna waa looga aruuriyaa oo waa laga warqabaa, Allaah ayaynu weydiisanaynaa inaan helno shafeecadooda ama aan noqonoba kuwa iyaga u shafeeca qaada walaalahooda kale ka dib markay u dhinteen dar Ilaahay iyo kor u qaadida kelimadda Alle.

Walaashiin Deggan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDINASIR ELMI

Unrecorded Date
WALAAL HA KA HISHOON JIHAADKA
waa amar eebe bacdamaa aan islaan nahay
waad ka dagaalami kartaa meel kasta oo uu jihaad ka jiro .wadamada aan uqaybsanahay
isticmaarka ayaa noo qaybiyay anagoo dhan walaalo ayaan nahay.
saxaafada gaalada ha dhagaysan waa cadowga islaamka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alle ubaahan

Unrecorded Date
KU: DHAMAAN
Marka hore iga gudooma salaanta islaamka ee qaaliga`ah Baarakallaahu viikum,

aad baan uugu faraxsanahay sida badankiinu diyaarka uugu yihiin jihaadka waana mid laynaga sugayo dhamaanteen.

KU:AXMED
Walaaloow anigu kuma odhan soomaaliyuu jihaadka jiraa oo taas cilmi uuma lihi laakiin walaaloow miyaadan arag sida tigreegu u xasuuqayo walaalaheena S/galbeed, waxaan filayaa hadii aad akhrisan lahyd joornaalka ladhaho G/afrika inaadan habeeno seexateen waanad ogaan lahayd in wadaadadu saxsanyihiin iyo inkale, waxaan maalin ka akhristay gabadh inta hog loo qoday labada naas laga gooyey arita saas loogu sameeyeyna ay ahayd bas inay dad bari jirtay tafsiirka quraanka,
kuwaasi ma istaahilaan miyaa in lala jihaado oo la cidhibtiro.

KU: DEGGAN.
walaal wadankeed dagantahay yaadse u uruurisaan lacagta.

waa walaashiin Alle ubaahan
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deggan

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh

Ku: Alle ubaahan

Walaal waxaan daganahay wadanka Iswidhan. Walaal hadaan wax ka iraahdo arinta dhaqaalaha, looma aruuriyo meel ama cid khaas ah ee waxaa loo aruuriyaa oo loo diraa meel kasta oo uu JIHAAD ka jiro.


Walaahu aclaa wa´aclam

Walaashiin Deggan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alle ubaahan

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum

KU:Deggan

walaal khayr Alle hakusiiyo,meelkaa fog madagani oo waxaan daganahay DENMARKta jaarkiina´ah,waxaan rabaa markaa walaaleey inaad iisheegtid siyaabaha aad uugu ururrisaan & sida aad uugu dirtaan,waayo waxaan rabaa walaaleey inaan ka qaybqaato jihaadkaas aad ku jirtaan idinkoo jooga meeshiinaas.

waa walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anomymous

Unrecorded Date
ala ubahan shaki weyn bad leedahay maalmahan maxaa ku dabo dhigay sida musliminta lacagta loogu aruuriyo.iyo sida ay u jihaadan.halkaan waxba ka heli mayside orodoo hawshaadu meelaha ay kaaga hir galayso raadso.hadba baab jihaada ha isku rarine.cod nimeed inaad leedahayna labo iskuma diidana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alle ubaahan

Unrecorded Date
KU ANOMYMOUS.
Waad ituhuntaye Allaan kugu daayey Ribi ayaana i arka inaan dad ushaqeeyo iyo inaan Alle dartii uhadlayo.

waa walaashiin Alle ubaahan
wabillaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Alaykum Dhamaantiin!

TO: Alle Ubaahan!

Walaal, aduunkan waxaa jira dad wada shaki miiran ah, marka qofkaan "annonymous" waa qof dadkaas ka mid ah.

...Ninimadaada, dumarnimadaada, iyo muslimnimadaada cid waydiinaysa malaha. Iska ilow hadalada dadka diciifka ah.

Waxyaabo waxaa jira aan kugu raacsanayn, laakiin Musliminimadaada iyo qalbigaaga wanaagsan weligay shaki igama galin(una malayn mayo in cid kale oo Alle taqaana ay ka gashay)---Marka iska cafi...kuwa jaahilnimo darteed ay cudurada ku rido.


Wasalama calaykum!

Ahmad!*>.<*

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deggan

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatullaah

Ku: Alle ubaahan

Walaal waan ka xumahay in aan kaala soo daahay jawaabta iyadoo ay iigu wacnayd anigoon soo booqan baryahan netka, laakiin waxaan kuugula talin lahaa inaad la xiriirto hay`adaha islaamiga ee ka jira meeshiina ama Raabidada.

Walaahu calaa maa naquulu wakiil

Walaashiin Deggan