    MISKIIN | Unrecorded Date ASALAAMU CALAYKUM WA RAXMA! BRO & SIS.waa akhuukum filaah MISKIIN oo idin soo siyaartay. Waxaan maanta idiin wadaa mowduucan. Waa kuma qofka soomaliga? waxaana u keenay waxaan fiiriyay meelo badan, waxaana maqlay sheekooyin aan tiro lahayn. Waxaan arkay aan idiin hor mariyee nin soomali ah oo dhalan gadoomay.oo markaan fiiriyay aan ka garan waayay kuwa madowga ee NORTH AMERICA jooga,waxaan arkay mid dhago u duran yahiin timahana tidcaday,waxaan arkay mid soomali ah oo qabrigiisi ka diyaarsaday qurbaha,waxaa arkay gabar soomali ah oo xudunta,carabka iyo suniyaha biro uga jiraan,waxaan arkay caruur soomali ah oo aan afsoomaliga aqoon.TAASI WAA WAXAAN ARKAY AHDAAN TIRIYANA MEESHA IGA SII BUUXSAMAYSA EE WAXAAN MAQLAYNA BAL ILA FIIRI. Waxaan maqlay nin soomali ah oo xaday shidaalki lagu dhisaayay wadada laamiga oo shiinihi la yaabay yirina wadankaan dadkii lahaa ha loo raadiyo.waxaan maqlay nin soomali ah oo fiilooyinki la baxay waxaan maqlay nin soomali ah oo saaran maraakibta bada soomaliya xada, waxaan maqlay mid qolyaha xashiishada caalamka iyo daraaga ka ganacsada ugu yeeray inay wadanka soomaliya hoy ka dhigtan oo halkaa soo dagaan.waxaan maqlay mid nukliyerka wasaqdiisa ku aasay, waxaan maqlay mid hubka u dhoofiya oo ka ganacsada. WAABAN YAABAYE WALAALAYAAL WAAYADAN WAXAAN KA FEKERAYAY QOFKA SOOMALIGA SEE U EGYAHAY WAASE KUMA. WARYAA ARKAY OO ILAAHAY KHAYR SIIYAY OO II SHEEGA. WAA MASKIIN KULANTI DANBE! |
    Anonymous | Unrecorded Date Salaamu calykum miskiin; Walaal soomaalida qurbaha aad ku aragtay maaha soomaali cusub oo imika aduunyada ilaahay ku abuuray, waa soomaalidii soomaaliaya joogtay oo dayaarado soo raacday oo timi north america, eureope......(dadku waa dadkii uun). Waa soomaalidii aad ogeyd ee NINKA ISKUULKA MAAMULAHA KA AHI, UU IIBINJIRAY KURAASTA ISKUULKA, IYADOO CARUURTIISII AY DHIGATO Iskuulka!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    Ansaari | Unrecorded Date Salaamu Caleykum Akhii Miskiin marxaba soo dhawoow! Walaal waa RUNTAA waa su'aal xal loo la'yahay!. Soomaalidii gudaha & Dibadaba joogta waxaay ku soo baxeen DUGAAG illaa inyar oo Allaah ka badbaadiyey mooyee. Waa sida aad adigu & Anonymousba usheegteene maxay tahay INKAARTAN? Waxaa xasuustaa iskuulkii aan dhigan jirey oo markaa cusbaa in Sabuuradda, musqulaha, albaabada, daaqadaha & wax walba oo iskuulku lahaaba inta la jajabiyo digadda laga dhigi jirey, haddii aad tiraahdidna war sidaa ka daaya waxaa laguugu jawaabayaa "AAMUS!, MA KACAAN BAAD TAHAY MAXAA ADIGA KAA GALAY?" waa yaab ma kacaankaa iskuulka dhigta mise annaga? Halkaan markii layimidna waaba laga daray, waxaaba la marayaa heer xun siduu MISKIINBA sheegay kasoo noqashadiisuna sahlanayn. Waxaan had & goor is-weeydiiyaa meeday wixii laga sheegi jiray soomalida taarikh ahaan, yacnii waa dad proud ah, isla han weyn quursi ogoleyn isla qab weyn laguna degdegi karin iwm, markaa meeye waxaasi? Ma iidheh beey inoo ahayd? Waxaanu nahay dad dhaga adag, si-xun-u-ilbax, dameeru-dhaan-raacday & dhaqan ka carar. Waxaa kaliya oo looga bixi karaa cudurkan fahmid dhab ah iyo qaadasho Diinka Alle oo la qaato. Illaahoow noo gargaar! Ansaari |
    akhwaan | Unrecorded Date Walaalyaal waynu aragrnaa ee maxaa inala gudboon miyaynu iska daawannaa, ogow oo haddii inta bur aynu qaadano wax celiya is niraahno waxaynu noqonaynaa exteremist, haddii kalena waynu aragnaa, hadda ma sameeynaa somali islamic community cusub oo daacad ah. Soo jawaab. |
    WARSAME | Unrecorded Date soomaaligu waa qofka degan geeska afrika ee muslimka ah kuna hadala luqadda soomaaliga noocuu doonaba ha ahaadee, laakiin hadda waxaa laga yaabaa inaad aragtid soomaali ku leh gaal ayaan ahay "waa beentiis" woxogaa danaa ka gashay waanuu isga soo laban doonaa HADDA KA HOR WAXAA DHACDAY INAY SWEDAN KU KULMEEN SOOMAALI GAALO SHEEGANAYSA WAXAA U YIMID SOOMAALI CAADI AH MARKAASUU KU YIRI WAR WAR WAXA LA'IDINKA SHEEGAYAA WAA MAXAY "WAR BAL NEBIGA (SCW) KU SALIYA MARKAASEY KU SALIYEEN ILEYN WAA SOOMAALIYE, INTUU QOSLAY AYAA WUXUU KU YIRI DANIHIINA MEESHA HOREY UGA DHAMEYSTA GAALNIMO ISMA HAYSAANE''''''''' |

    xayat | Unrecorded Date TOmiskiin aboow maxan samaynaa dadkenii haday saas yihiin waligeed ba soomali way xumayd markaan yaraa ayaan maqli jiray somali dhulbaa ilahay siyay lakin dad maleh abow waa iska xaal aduun hadii dadkenii dal iyo dibadba ay wax faa,ido leh ayna ahayn>Waxan ku shegaa haday soomali inta badan fiican tahay manta saas maynu noqo neen dad karti lehna maba aha waxa xun bay wax wanagsan moodan bye soomaliyey |
    visitor | Unrecorded Date TO Xayaat QOF wanaagsan ha iska dhigin wataad the other page of gabayo qabiilka ku caaytameysaye ee hush baa lagu yiri bisad yahay |
    BR. CADDUUN | Unrecorded Date ASSALAAMU CLAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU. TO: Br MISKIIN Marka hore waad ku mahadsantahay mowduucaaga wanaagsan iyo suaashaada aad noo soo jeedisay wana kaaga mahad celinayaa Allahana kaa abaal mariyeuy. Hadaan isku dayo inaan fikir kayga gaaban ka dhiibto suaashaada walal sharaxa ama qeexida qofka soomaaliga ah waxaan ku sheeki karaa inuu yahay/yihiin dadka daga geeska Africa kuna hadla luqada soomaaliga layidhaahdo muslinimadana caanka ku ah iyo gaala nacaybka, balse laga yaabo in baryahan danbe lagu arko waxyaabo cusub sida dad sheeganaya diimo kale ama diin la'aanba. Waxayse aniga ila tahay in marka laga hadlayo yaa soomaali ah, aan la dhihi karin qofku haduu dhaqankiisa badalo ama diintiisa Soomaali ma'aha. Laakiin waxaan dhihi karaa waa Soomaali naga xumaaday. Aniga, adiga iyo inta nala midka ah ee u aragta in wax naga khaldan yahay ayaana sabab u ah kaas xumaanshihiisa, waxaana dhihi karaa wuxuuna waayi karaa xuquuq badan oo uu lahaa kaas xumaaday wuxuuna mushtamaca dhexdiisa ka noqonayaa qof liita oo waxba ahaynlagana yaabo hadii dowlad islaami ah lahelo in lagu qaadi lahaa wuxuu mudan yahay. Gaba-gabada hadalkaygu wuxuu yahay hadii in fiican uun aan llahaan lahayn waxaa yaraan lahaa waxa naga hallaaba ee qof oo caafimaad qaba ayaaba iska yar ayey ila tahay. Ufiirso qof walba oo somali ah waxuu ka cabnayaa qabiilka iyo dhibaatadiisa kan ka qaylinaya ayaa ugu adeegsi badan qabiilkii marka aan diinta dhab ahaan u qaadano waanu liibaaniye inashaa Allaah. |
    BR. CADDUUN | Unrecorded Date TO: all brs and siss walaala yaal aan iska dayno wax iska sheegida iyo is durida aan qiimaha lahayn hada gabadh baa hadal fiican tiri ninbaa leh maxaad hadal wanaagsan ka dhihbi soo tii matihid waxaan qabaa inuusan aqoon gabadhaa laakiin kaba soo qaad inay tahay tii uu yaqaanay ama u malaynayey, maxaad wanaaga uga reebi hadii Alla ku hanuuniyey dhihida hadalka wanagsan War Somaliyeey waliba nimankaa sii darane aan iska dayno is dhaleecaynta iyo wax iska sheega aan kala fogaansho iyo is nacayb maahe wax kale noo siyaadinaynin, balse badlkeedi aan kala faa,iidaysano oo sidagan oo macaan, oo walaatinimo, is ixtiraam iyo kala danbayni ku dheehan tahay an ku dhaqano TO: WARSAME Br runtii aad yaan ugu bogay qisadi xikmada lahayd ee noo soo gudbisay waxayna ixasuusisey qiso taasoo oo kale ah oo dhacday Nin soomaali ah ayaa nin kale oo somali ah ku arkay saliib ama macatabka ay kiristaanu xidhaan mar uu soo booqday xaafada kan saliibka lagu arkayo wuxuuna weydiiyey waxa uu yahay waxan iyo waxa ku kalifay wauxuuna ugu jawaabay waar gaalka kaniisada u weyn ayaan ku siraayoon danahayga kaga dhamaystaaye ee anigu muslin baan ahay, ninkanna waxaa lagu yara xaman jiray inuu beerta galay oo diinta ka baxay.Koley anigu waxaan arkay ninkii oo tukanaya wakhti danbe mara badan marka soomaalidu waa saad sheegtaye ee xataa haday gaaloobaan wax fiican ku kordhin mahayaan gaalada ay ku biiraan, aan ka ahayn dadnimo xumo, lugooyo iyo diihaal(halacnimo) joogta. |
    xayat | Unrecorded Date TO:bro caduun thanks bro waxaa tahay wise man ninkaas iga hadlayana ma,aqano kolay anigu lakin meshuu iga arkay isaga lee yaqan waxan idin shegaa inta kaas oo kale soomali ku jiro cancer qabiilka la dhaho qaba wax noo surobaya baba iska yar bye |
    Abdalla | Unrecorded Date Salaamu calaykum dhamaantiin. Akhii miskiin waad ku mahadsantahay mawduuca aad noo furtay,adiga iyo walaalaha kale ee ka qayb qaatayba ,hadii la isku dayo xaqiiqdii waxa is bedel ah ee ku dhacay ummadeena ama dhalan rogad ah ,ma aha wax la koobi karo ama laga sheekayn karo,laakiin waxaas aynu aragnay ama maqalnay iyo ka badan ayaa dhacaya maalin kasta,hadii aan loo kicina inay sii bataan oo qof wanaagsan la waayo ayaa dhici doonta dhowaan,hadaba su'aasha fekerka lihi waxay tahay sidee wax looga qaban karaa?hadaynu ka sheekayno kaliya anaga oo aan waxba qaban ogaada iyaga waxba dhaami mayno!!!!! Waxaan jeclahay inaan ra'ayigiina ogaado . |
    C/J | Unrecorded Date Saaxiib miskiin, Bun gubtay haddii cambuulada oo dhan loo daadsho, qasaaro waaye. Inta aad soo sheegtay in ka badan oo astaamo fiican ah waa ku jiraan bulshada, nasiib darro intii xumayd ayey indhaheena waayahan danbe arkaan markaas ayey 5-ku dhuftaan :-[. C/J |
    Anonymous | Unrecorded Date To Miskiin Waxaan ku leeyahay saaxiib intaad muraayad is hortaagto si fiican isu eeg ama isu daawo hadii aad soomaali isu garanweydo...markaas su'aashaad na soo weydiisey oo kale xaq ayaad u leedahay in aad ka war doonto. Si fiican saaxiib isu eeg..soomaali waad iska dhex arki doontaaye. LOL Hadii aad blind tahay kole waxaan rajeynayaa in aad laba indhood leedahaye. Qofka kuugu dhow eee aad soomaali u taqaanid weydii waxa soomaalinimadu ay tahay. |
    Br.CADUUN | Unrecorded Date Asalaamu calaykum Ninba ceesaantii ceelkeen waa maxay dadkan markii wax laweydiiyo dhinacaas kale aadaya brs and siss aan ka jawaabno kaliya walaalkeen wuxuu naweydiiyey iyadoo qof waliba uu ka abaari meesha iyo sida ay latahay waad mahadsan tihiin |
    MISKIIN | Unrecorded Date ASALAMA CALAYKUM WA RAXMA. TO: DHAMAAN WALAALAHA MAWDUUCAN WAX KA QORAY. Runtii inkastoo firaaqadu yar tahay aysana ahayn waayadi aan sida weyn uga qayb qaadan jiray forumka,hadana marmar baan insha alahu imaada.ee iga raali ahaada. Dhamaan walaalaha runtii aad baan idiin jeclahay mana xuma in qof walba uu figradiisa dhiibto,waxaase xun in qof muslima oo walaalka ah aad ku xad gudubtid,laba dhibaato ayayna leedahay mid waa xaga diinta oo danbi baad ka xanbaraysa,midna waa xaga dunuwiga oo waxaad noqonaysa qof aan mujtamaca dhexdooda qaymo ka lahayn,oo iska cay badan afkuna ka xumaado,markaa aan iska deyno inaan wax iska sheegsheegno,oo aan walaalo is jecel noqono,waana su'aale miyay taasi wax noo dhimaysa macnaha hadaan is jeclaano?? Amaa mowduucan,waxaan filaya in qofba figrad ka qabo qofka soomaliga kuu yahay.hadaan sii wado aan labo u kala qaadno. SOOMALIGA maanta dalkii ku haray,waa mid wareersan dalka waxba kama galin,cidii soo hujuunta ama bililiqaysata waxba ugama jiraan,bal qaarkood waxuu soo kaxeeyay cadowgii soomaliya ay dhulka iyo diinta isku haysteen markaasu dhulkii qaar dajiyay.midkii tuulo mid ka qabsada waa inuu tuulada burburiya ee uma baahna inuu intuu ka cayriyo dhiso oo xukun ka sameeyo,kii ay la noqoto waxuu dilaya kan aqoonta leh asagoo dareensan inuu nin qaymo ku fadhiya yahay.inta hartay inteeda badana hijro ayay soo yahiin oo qurbaha ayay u soo socdaan,soomalinimada iyo dalkanu macno uguma fadhiyo. AMAA SOOMALIGA QURBAHA JOOGA.waa dadka aan ka soo sheekeeyay manaba dareensana in uu soomali yahay badankiisu umabana socdo.kii hada damacsan inuu ku noqdana oo ku wareerey qurbaha waxuu dhisanaya tuuladiisi,markaa waa maxay dareenka soomalinimo oo ku jiraa.markaa wali su'aashaydi way ii taagan tahaye walaalayal intaad baarid aqoon ku salaysan soo samaysan iga soo qanciya.ama meesha ku dirira oo idinku hadalo xun isku weydaarsada.runtiina anigu waxaan jeclahay mawduucyada aan furaa inay cilmi ku salaysnaadan.waana jeclahay in walaalahu si aqoon ka muuqato uga jawaban. NB:WAXAAN AAD UGU MAHADCELINAYA, WARSAME,BR CADUUN,ABDALA,ANSARI,XAYAT IYO WALAALAHA KALE WAXAANA IDIN LEYAHAY WALI SU'ASHAYDI IGAMA AYDNAN SHIFAYN. WALAHU WALIYU TOWFIIQ. |
    Br.CADUUN | Unrecorded Date ASALAMU CALAYKUM TO: MISKIIN Walaal su'aashaada hadaan si kale u dhigo waxaan u malayn waxaad ula jeedaa dadka damiir ahaan aysan ku jirin somalinimadu muxuu yahay xaalkoodu ma somalibaa mise way ka baxeen somalinimada Walaal taas horaan kuugu sheegay waa soomaali kaa xumaadaye ka shaqee siduu ku hagaagi lahaa hadal kaliyana wax mataree ficcil ku dar oo aan ku wada daro ficil dhammaanteen nafteenana ka biloowno Mida kale kale brs and siss maanta waxaan u baahan nahay qof somali muslim adag ah oo daacad ah kana soo dhex baxa umadeena hogaankana noo qabta kana madax banaan ururada qabiilada ku dhisan iyo kuwa diiniga ah ba hadana isku daya dhammaantood inuu xiriir wanaag shardigiisu yahay la yeesho Taasi micneheedu waxay tahay waxaan u baahanahay hogaamiye wax kala wadi kara Ilaahayna ku xiran si dhab ah dhagna aan jalaq u siin gaal iyo gaal u eke iyo haye raactoona dakuna maanta wey raaci lahaayeene ma aragteen kaas khayr Alle siiga ah |
    Br.CADUUN | Unrecorded Date A/calaykum TO: Xayaat walaal marka hore adaa mudan balse waa howshaydii oon gutaye ha u bixin, waana waajib qof walba saaran inuu suuliyo wixii munkara ee uu arko xataa haday tahay meeel public ah oo sidanoo kale wax la isku weydaartsado waliba waxan ka codsanyaa walaalkeey Visitor inuu raali galin ka bixiyo xadgudubkuu nagu sameeyey dhmaantaano gaaar ahaa inaad raali galiso gabadhaa walaashaa ah e Xayaada taasina waxay qay ka qaadan kartaa dib u heshiin siinta guud ee somalida hadaad wax garad tahay waad mahadsan tihiin |