Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): SEE LOO XALAALAYSTAY BEENAHA INTAAN LEEG IYADOO LAŽOGYAHAY INAY XAARAANTAHAY.!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ama tallaah

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum

waxaa laga yaabaa in badankiinu igu qabsadaan lakiin waa xaqiiqda jirta ee dhamaanteen ina asiibtay taasooŽah beenta aynu Alle & rasuulkiisaba s,c,w aynu ku been abuuranayno taasoo ah.

dadka gaalada ku khaayimaya walaashay baan qabaa ama walaalkaybaa iqaba ama caruur aanan dhalin ayaan dhalay.

bal kasoo warama muslimoow arintaan iyadaŽah waa arin wane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir35

Unrecorded Date
asalaamu caleykum runtii walaal waamid nagu ah dhibaato aan lakoobi karin ahna diinteenii oo aan kabeen sheegayno iyo falxumo aan diinta ku banaaneyn loona baahan yahay inaanu uga digno dadkeena naguna ahmid caqiba xumo ku ah mustaqbalkeena dambe ee aakhiro walaal xiligii asxaabaha asxaabtii soo hijrootay dad.badan ayaa kusoo islaamay ficilkii iyo dhaqankii wanaagsanaa ee ay kula dhaqmeen dadkii ay wax kaganacsan jireen wax dacwad ahna kuma aysan fidin ee runtoodii iyo amaano xambaarkoodii ayay ku soo islaameen dad badan iyo iyaga oo karun sheegay waxa ay aaminsanaayeen markaa walaalayaal waxa loobaahan yahay inaan karun sheegno waxa aan xambaarsanay haddii kale waxaa nagu dhaboobaysa [yaa.ayuha ladiina aamanuu lima taquuluuna maalaa tafcaluun kaburad cindalaahi antaquuluu maalaatafcaluun]war maxaad u oraneysaan waxaydaan sameyneynin alle agtiisa waxaa loogu neceb yahay inaad tiraahdaan waxa aydaan sameyneynin markaa walaalayaal waxa loobaahan yahay inay iswaafaqdo ficilkayaga akhwaashayada runtiina waxaan qabaa dadbadan inaan anagu diinta kahortaaganahay marka ay arkaan ficilkayaga wabilaahi towfiiq asalaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmad

Unrecorded Date
Asalama Calaykum!

Ama Tallah,

Arintaan waa arin culus---Ummadeena(SOMALI ah) waxaa jira wax yaabo badan oo inaan iska badalno nalaga rabo. Laakiin, wax walba waqti bay qaataan...Insha Allah---Alle wuu ina toosinayaa!

Alle waxaan ka baryayaa inuu dhamaanteen wixii dambi ah naga cafiyo, wixii aan kas ama kam`a ba aan u samaynay.


Wasalama Calaykum!


Ahmad! *>.<*

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
amatalaah.
asalaama calaykum.
walaal arintaas waa arin jirta danbigeena alle ha dhaafo laakiin ma'ahan mawduuc laga niqaasho arimuhu way kala wayn yihiine umadii wax kadaran baahaysta oo ay ubaahanyihiin in wax looshooge.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymz

Unrecorded Date
Ku Anonymous ugu dambeeyoy. Walaalo cudur dar maha waxaad sheegeyso. Diinta waxay na fareeysana lagama dhiigi karo arrin ah la jiifiyaan banaan la joojiyaana banaan.