Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): What is Xoom
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiasis

Unrecorded Date
Bismilaahi Raxmaani RAxiim.

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuh

What is the background of the Xoom.com in this Somalinet Website

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi casis

Unrecorded Date
Nin nooloow maxaa aragti kuu laaban!

Walaalkeyga islaamka waxaad ogaataa inaad arki waxkasta oo ku yaab geliya waayo waxaad moodaa iney dadku ku asturnaayeen soomaaliya oo ay gaalnimady u qarsooney markaa markii yurub la imaadey uu qofkastaayi wixii naftiisu jecleyd oo horey dalaq ka dhahey, mana aha diintu u dhalasho oo waxaa inoo cadeyneysa gabar aabeheed sheekh ahaa oo halkan maykal ah ama wiilba taasta waxay kuu cadeyneysaa in qofkastaa maraayo barnaamijkii loo dejiyey ee uu qalinku ku dhacay intii aaney aduunkaba imaanin. markaa hadii aad aragtaan gabdho soomaali ah oo caloosha, dhagahaiyo madaxa lafa doofaar ama biro ka laad laadiyay waa dadkii qalinku horey ugu dhacey wakhtigaa ay joogaan wey ku jiraanba. ama nin jeego ama rasta ikas dhigey oo surwaalku futada ka dhacaayo oo gafuurka kor utaagaaya oo reermagaal is mooday oo caqligu gees ka marey oo laabta ka modoobaadey oo wixii qalbiga lagu sifeyn lahaa garanla ha la'yaabina. ee ku qosla wakhtigana yaan lagu dagmin waa inaa deerkey iyo isku qabiilbaanahey ee dadkani soomaaliya ayuunbey muslin ku ahaayeen waxan ay sameynayaana wey u badheedheen.
weyna ogyihiin in uu yahay dhaqan gaalo


waxaase inoo balan ah soomaaliya ilaaheyna nabad ha ka dhigo waxaanad qof walboow aad isku deydaa sidii aad dadkaas ugu dhabo gali lahaydeen si ay nu soomaaliya ugula xisaabtano labakuna kabadnaan maayaane awood ay soomaaliya ku yeeshaan ayaana iska yar waxaanan rajeynayaa in 20 000 kun inta ka badan ee dhalatey 19991 oo kaliya ayuu kula xisaabtami doonaan iney maxkamad islaami ah soo horistaajini doonaan hadii aynu wax ka qaban kari weyno allaahu aclam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdillahi

Unrecorded Date
brother, you should direct this question to the SOmalinet brothers who put it in there, but it seems to me that this is a way of promoting thier site.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdillahi

Unrecorded Date
brother, you should direct this question to the SOmalinet brothers who put it in there, but it seems to me that this is a way of promoting thier site.