Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Doofaarka ma la Quudin karaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Bro/Sis
salamu calaykum
Waxaan ka shaqeeyaa maeel lagu baadho(shaybaar) Cuntooyinka Xayawaanka sida lo'da, digaaga bisadaha adhiga iwm, mararka qaarna waxaan baadhaa cuntada doofaarka, mabanantahay shaqadani. haddii fadlan cilmi aad u leedahay iiga soo jawaab waan kaa qaadanayaaye.

mahadsanid
salamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

luqmaan

Unrecorded Date
assalaama calaykum. waxaa dhacday in nin intuu ceel galay oo kabtiisa biyo ku soo daray markaa eey siiyey .eeyga afkiisu soo nejaaso maahaa?WAXAA WEEYE DOOFAARKA HA CUNIN BAA LA"YIDHIYEE GAAJEE LAGU MA ORAN BY