Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Is it halal to buy stocks from multinational corporations?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habaysane

Unrecorded Date
assalaamu calaykum dhamaan all brothers and


i would like if knowledgable brother or sister
could help me finding the right answer of
this question.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

habaysane walaal waxaan kugu dhiiri gelinayaa in aad si degan oo baaritaan dheer ah ka dib aad suuqa caalamiga ah u maal gashato. Stock sidiisu xaaraan ma aha balse waa waxyaabaha bulshada Soomaaliyeed ayna aqoon ee dhaqaalaha laga samaysto.

Ugu horayn haddii aad rabto in aad suuqa caalamiga ah wax ku darsato waa in aad ku talo gasho in saamigaagu miro dhalinayo mudddo ka dib. Ma aha Stock mid aad dhakhso ugu hodmayso ee waa mid xili dheer iyo dul qaad u baahan.

Intaa ka dib ma haboona waana xaaraan in aad gadato Stock asalkiisu xaaraan yahay sida shirkadaha KHAMRIGA sameeya ama kuwa KHAMAARKA iyo FISQIGA.

Shirkadaha gaadiidka, caafimaadka, beeraha iyo technology baa haboon sidoo kale ma fiicna Bangiyada iyo Shirkada RIBADA bixiya.

Garabkaaga Ilaahay Ha Galo iskana sug stock aad rabto in aad gadato.

Ilaahayow Noo Naxariiso