Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): DAWLADA NORWAY OO DIIDAY INAY JOOJISO CARUURTA MUSLIMKA AH EE DIINTA KIRISTAANKA KHASABKA LAGU BARAYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fowzi

Unrecorded Date
Salaamu calaykum dhamaan

Waxa todobaadkan lasoo dhaafay maxkamad usaraysa dalkan Noorway go aamisay in sharcigii hore ugu yaalay dalka aan waxba laga bedelayn kaaso akhaa in iskuulada khasab aytahay xiisada kiristaanka
inkastay iskudayeen ururo badan oo ISLAAMA OO KAJIRA DALKAN inay kadoodan ayay hadana kuguuldaraysteen doodoodaas
Qorkii waalida ee kajoojiya ilmihiisa in uuudiro iskuulkana uu dhibaato lakulmayo taaso ah in lagu cariiriyo xaga dhaqaalaha

Hadaba Soomalida oo ah dadka labaad ee muslimiinta kunool Norway oo tiradooda lagu qiyaaso 20 ilaa 25 kun marka laga reebo bagistaanta ayaa waxa taabanaya dhibka u wayn oo ah in mustaqbalka iyaga iyo caruurtoodu ay dhibaato kala dhexmarto ama caruurtooda laga bedelo caaqiidaday kudhasheen ee walidkood guryaha iyo dugsiyada quraanka ugu dhigaan

taasina waa dhib horay u haysatay manaa aha mid hadeerto bilaabantay balse go'aankii udambeeyey ayay dawlada Norway kaqaadatay inaan lajoojinayn