Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): What is called TIS what is there Jopp
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maohamed

Unrecorded Date
TIS waa xisbi is ku magacaabey inuu u dagaalamo xuquuqda diimaha una taaganyahay inuu ka haqabtiro Islaamka Laakiin sheekadu taas ka dheer marka aad u dhabo gasho waxaad moosdaa inuu u taaganyahay. Burburinta islaamka iyo kalafirdhinta soomalida iyo qoomiyadaha kale taas oo ay kuu cadeynayso inta qof ee ka rajis gareysan iyo sida dadka loogu abuurayo qabyaalada waxaaney caawiyaan dadka ay u fududahay gaalnimadku waxaaney shaki iyo tafaraaruq ku furaan dadka ilaahey aaminsan

Tawfiiq Islaamik senter.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaamu calaykum;

Waar Mohamed Marka hore Ciid Wanaagsan !

Marka kale, Waan ka dhacsanahay tareenka ee Sheekadda noo balbalaari. Waa maxay ururkan aad sheegaysaa?xaguu ka jiraa? Introduction please......!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
WAABA QOLYO MAGAC QURUX BADANEE, MAXAA KA QALDANAA LA DHAHAY UYUKANA

WASALAAM.......