Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Nowey oo ay ku cadaatay ciqaab hoosaadka ay ku hayso soomaalida
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Unrecorded Date
hayada xuquuqul insaanka u dooda ayaa maxkamada waxaa uga cadaatay ciqaab hoosaaneed in lagu hayo dhalinyarada soomaalida iyaga oo ugu marmarsiyoonaya ineyyihiin danbiilayaal lakiin ayasan sheekadu sidaas aheyn ee laakiin ay jirto ciqaabo lamariyo dhalinyarada marka ay wadanka ku cusbyihiin taasoo fajac iyo amakaag ku dhalisay shacbiga noorwey.............................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Unrecorded Date
TO:Yuusuf
asalaamu calaykum waraxma tullaahi wabarakaatuhu

walaal salaan keddib waxaan ka naxay warka aad meesha ku soo qortay sababtoo ah waxaan u soo socdaa waddanka Norway sidaas daraadeed waxaan kaa codsanayaa inaad iisoo sheegto ciqaabtaasu nuuca ay tahay si aan uga sii digtoonaado
walaalow warkeyga ha dheyalsan ee iisoo jawaab.