Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): WAA MAXAY XUDXUDXUDASHO?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOREY

Unrecorded Date
Waa iga su'aal walaalayaal xudxudashadu ma shukaasi baa mise waa istiin? and also waa maxay garaasheen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Unrecorded Date
BOOREEY
Hadii aan isku dayo inaan sharxo ereygaa waa sidaad u sheegtayee waa shukaansi ee ma aha "ISTIIN" waana XODXODASHO EE MA AHA SIDAAD U QORTAY. Ereyga kale ma garanayo malaha sidaad u qortay ayaa khaladan,hadii eey sidaa tahay qoraalkiisa soo sax ka dibna waanu arkeeynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOREY

Unrecorded Date
suaasha labaad ee aad garanwaysay example ayaan ku siinayaa, marka uu ninka jaad cunooyo waxaa gabarta ku dhahaa aan garaasheeno marka there is nothing to do with outo garage lakiin micno kale ayey ugala jeedaan marka micnahaas ayaan rabaa iniin ogaado.
mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Unrecorded Date
BOOREEY
OK haddan ku gartay waxayna noqotay sidaan sheegayay, qoraalaka ayaa kaa khaldan,waana GEERISHEEN, taasoo sidaad u tilmaantay ah,ragga iyo dumarka oo isku meel fadhiista, gabadha oo dhar khafiif ah soo xidhata,isla markaana ka caawis ninka wax wuxuu rabo,xaaraan iyo xalaalba,waxaan ilaah ka baryaynaa inuu naga badbaadiyo xumahaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOREY

Unrecorded Date
su'aal kale waa maxay rabaaso,qunbur,dhoojis,raakacid,dhurucleen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

V6

Unrecorded Date
Waryaa Boorey and co.

Meeshan waxaa la yiraahdaa ISLAM, markaa waaay fiicnaan laheyd haddii aad nacnacda la adiin (qowladaha) meelaha kale sida General iwm.

Mideeda kale Alle kabaq oo iska dhaaf hadalada laqwiga ah.