Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): RAMADAANKII HADII UUDHAMAADAY...?.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

allaale

Unrecorded Date
assalaama calaykum.
ciid wanaagsan!.
waxaanoo dhamaaday bishii barakaysnayd ee Ramadaan ALLAH hanaga aqbalo cibadadii iyo khayrkii aansamaynay,aamiin.
waxaase loobaahan yahay in lawado wanaagii aadsamayn jiratay bisha ramadaanka ee aadan noqon mid alle caabuda bishaas kaliya illaahay wuxuu leeyahay "WACBUD RABBAKA XATAA YA'TIYAKAL YAQIIN".ALLE caabud illaa ay geeridu kaaga timaado.
Dad badan oomuslimiin ah baa bishaas kalya tukada,sooma , masaajidyada taga, markay dhamaatana shayaadiintii bishaas laga xirxiray bay markii lasoo fur furo meeshoodii kala sii miisaan xumaantii sidii ayaga ramadanka caabudi jiray!.
HADBA QOFKII RAMADAANKA CAABUDI JIRAYAW HADE RAMADAAN WAA DHAMAATAY!, QOFKII ALLAH CAABUDAAYOOWNA FA'INNALLAAHA XAYUN LAAYAMUUT.
wassalaama calaykum.