Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Quran-QURAANKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUQMAAN

Unrecorded Date
IT IS ABOUT THE HOLLY QURAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

Alxamdullilah, we would partake a part from this particular forum. And thank as I say to you for opening this vital forum that we needed most.

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LUQMAAN

Unrecorded Date
assalaama calaykum . thanks forlooking in waryaa.wallaale waa inaan quraanka baranaa oo kudhaqamnaa oo akhrinaa waxaa weeye ilaahay markaas wuunoo naxariisanayaa .nabigu wuxuu yiri waxaan idinkaga tagay laba wax oo hadii aadqabsataan aydaan jidka ilaahay kadhumayn waa kitaabka quraanka ah iyo sunadayda.ilaahay wuxuu yiri (wallaqadyasarnal quraana lidikri fa hal minmudakir)waxaan fududaynay quraanka akhrintiisa ee majiraan cid akhrinaysa?.marka waa inaan akhrinaa khuraanka. illaahay waxaan kabaryeynaa inuu nagu toosiyo jidka toosan. aamiin aamiin aamiin...walaale magacaygu waa luqmaan waxaa weeye waxaan ahay (new user)marka hadaad aragteen meesha ayku qorantahay.quraan.quraan ama quraanka-quran.waa isku mid anaa markii aan qorayey wax iga xumaadeen.my name was quraan as you see abOVE&ANONMYOUS.I HAVE GANGE TO LUQMAAN