Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): MAXAAD U QABAN KARTAA WAALIDKAAGA OO GEERIYOODEY, ADIGOO ALLE DARTII ULA JEEDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed Jeylaani

Unrecorded Date
Bismilaahi Raxmaani Raxiimi
Asalaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuh,
Walaalayaal,

Waxaan is wetdiinaayey haddi ay jiraan waxyaabo uu Ilaahey na faray oo aanu sameyn karno waalidkeena geeriyoodey, anagoo ula jeedna Alla dartii kuna dooneyna ajir iyo xasanaad inuu Eebe uga dhigo waalidkeena geeriyoodey.
Fadlan fikradaada ka dhiibo si daacadnimo ah ogowna in fikrad aad kaftan ahaan u soo dhiibatey ay dhibaato kuu kenni karto, waayo waxaa lga yaabaa inuu qofku u qaato mid sax ah, halkaasna waxaa ka imaan kara caro Ilaah.
Wasalaamu caleykum waraxmatullaahi.