Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Su'aal ku saabsan hubka iyo shaqada.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Unrecorded Date
Salamu Alekum dhamaan.

Su'aashan waxay ku socotaa culimada diinta si fiican u taqaan.

su'aashii oo gaaban:
Ma loo shaqyn karaa shirkad gaalo oo hub samaysa?

Su'aashii oo dheer:
Waxaan ahay nin Muslim ah oo aan jecleyn inuu danbi galo. Waxaan e-mail ka helay nin madax ka ah shirkadaha araykanka oo design gareeya wax lagu magacaabo smart weapons sida missile-ka remote control ka lagu hogaamiyo. Ninkan oo aan isku alumni ku jirno ayaa job proposal ii soo diray.

Shirkadu hub ma sameyso laakiin waxay samaysaa ama design garaysaa wax delivery system lagu magacaabo oo ah qalab electronics and communications.

Ayadoo laga yaabo inaan marka hore ku dhoco security check-up-ka maadaama magacaygu Muslim yahay hadana waxaan aad uga cabsanayaa inaan qayb ka geysto dhisida hub si xaq darro ah loo isticmaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Salaam Ali....Anigu Sheikh ma ihi laakiinse waxaan ogahay Fatwa horay looga bixiyey oo sheekh caalim ah uu horay uga hadlay arintaas oo kale........
Dr. Yusuf Qaradawi
www.qaradawi.net

Wuxuu ka hadlay muslimiinta khibrada ay u baahanyihiin maanta oo ah cilmiga dhinac walbaha ah...Markaas wuxuu dhalinyaro u fasaxay inay xitaa ka shaqayn meelahaas oo dhan si loo helo khibrada ummadani u baahantahay...

Midda kale miyaadan ogayn ninka Paki looga dambeeyo inuu OTAN (gadaal u akhri) uu ka helay khibrada....sidoo kale miyaadan ogayn in N. NAKABRA inuu u shaqaynaayey OTAN waliba qaybaha Taangiyada sameeya ee allemania...

Amaa Adiga waxaad ka samayn lahayd.........
Kuma dhacaysid Imtixaanka kaliya inaad magac muslim wadatid..wayba rabaanba sababtoo ah...waxaad ogaataa ninka AIDNI u sameeya Qumbuliyada asuguba waa muslim....
Fatwadaada....Allaahu aclam.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Unrecorded Date
asalaamu calaykum!

Walaal Ali

wixii aan ku odhan lahaaba Shabeel baa hotay dhameeyay waxaan ku dari lahaa oo kaliya walaal meesha ha inagu habsaamine si Islaamku uga faa'iidaysto cilmigaaga iyo cilmiga aad ka baran doonto companiganba gal shaqadaa si aad khibrad dheerad ah oo aad magaca Islaamka kor ugu qaado uga barato.

Waxaan ku xusuusinayaa inaad Akhrisatid Buuga la Yiraahdo How Pakistan Ignore the World ... Kadib markay India samaysatay Qumbuludooriyaha wax gumaada ayuu Zia ul Haq oo ahaa madaxwaynihii Pakistan ee xiligaa ku qudbadeey Pakistan Will Eat the Grass untill we get what they have (India). Alxamudu lilaah maanta dadka reer Pakistaan malaa cawska cunidiisii iska daaye!!!

Xaqa ilaah baa og!

xaaji