We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAALAYAL WAXAAN AHAY GABADH 28 JIR AH HAL ILMANA HAYSATA ANIGA NINKAGA WAXAAN KALA TAGNAY MUDO LAGA JOOGO 5 KA HOR INTAANA WAXAAN RAADINAYAY NIN WANAAGSAN OO SOMALI AHA OO ILAMAHYAGAN JECEL WAANA WAYEY RAGA AAN INTA BADAN SOO ARKAY WAXAY AHAYEEN NIMAN GAABSI INTA BADAN RABAY ,MARKAA WAXAAN GOOSTAY INAAN NIN XALAAL AH OO DIINTA KU WANAGSAN NAAGNA QABIN SINLE AHA AAN RAADSADO SABTOO AH MARABO XAARAN IYO WAX DARAN WAXAAN RABAA QOF IMAAN LEH OO AAN ISKU AMAINI KARO HADAY GUUR NOQOTO WAQTIGAN NINKII HORE AAN KALA TAGNAY BAA AHAA NIN SOMALIYA OO AAN DIINTA SI FIICAN UGU DHAQMIN ANIGANA RUNTII GABADH SAA DIINTA UGU DHEER MA IHI LAAKIN HADAAN HELO QOF DIINTA I BARA SI FIICANA IYO JIDA SAXA WAA RABAA .MANA KALE JECLI SOMALI CIDUU KA YAHAY QOF IIMAN LEH OO MASUUL QADI KARA UUN BAAN RABAA.ASALAAMA CALAYKUM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaaleey, Suaal: wadankee baad ku nooshahay? imisa caruur ayaad leedahay? sidee u egtahay? eemeelkaada waa maxay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO:guurdoon walaal waxaan ku noolahay north america ,waxaana leyahay hal caruura oo 6 sano jira abow sidaan u ekahay anaa ku soo shegaya ee e-m ii reeb bye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date yusufbma@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date tartanka dhinaceeyga maka gali karaa? asiya email waa kanaa email{jamaal90@yahoo.com,jamaal90@yahoo.com} qararaf isoo sii
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaamu calaykum waraxamtulaahi wa barakaatu To ukhti asiya bacda salaan walaal horta ilaahay hakuu sahlo ninwanaagsan oo kugu dhaqa sida ay shareecadu dhigayso adigana ilaahay hakaa dhigo tii adeecda oo taqaan xaqa lagu leeyahay lakiin walaaley runtii hadalkaan aad soo qortay ee ah in aad radineesay 5 sano nin xalaal kugu guursada ilaahay yaqaan oo somali ah oo aadan ku xidhin qabiil oo aad waayday runtii waxay igu noqotay shay aan macquul aheen rutniina waxan u arkay aflagaado aad gaadhsiineeso wiilasha walaalaheen ee somaliyeed ee yaa ukhti itaqilaah oo hadaad aragtay mid ama laba adaan markii hore ka raadin meel munaasib ah mana aha in aad ka wayday north america nin ilaahay yaqaan oo somaliya. sidoo kale walaal waxaan ku waaninayaa naftayda adna aan kugu waaninayaa in aad ilaahay ka baqdo Ilaahay subxaanu wa tacaala waxa uu yidhi (WAMAN YATAQILAAHA YAJCAL LAHU MAKHRAJAN WAYARSUQHU MIN XAYSU LAA YAXTASIB) oo ay tahay macnaheedu qofkii ilaahay ka baqa adeeca waxa u ka dalbadan kana hadha waxa uu ka reebay waxa uu ka irsaaqa meel aanu fileen yacne waxaan ka wadaa ilaahay waa wanaagsan yahay qof kii raaca qowlkiisa oo adeeca waxa kasta oo wanaagsan ayuu la jecelyahay waxkasta oo xuna waa la necebyahay marka ukhti alcaziizah meelaha ahlu khayrku joogan ka raadi haday dhab kaa tahay. ilaahay hana hanuuniyo dhamaanteen wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatu Ukhtakfilaah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ASIYA GUSS MA RABTAA my E-MAIL is guss@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date nacalaa bakhtigii kudhalay kuyaal dayuus dayuus ilaahay kaasoo qabay umada warbalwaxaasi wuxuu ku hadlay day īnanta guurka xalaasha ah rabta wuxuu kula hadlay eegaheen AASIYO walaal hadhagaysan doqonkaa hadalkiisa ee dantaada karaac
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO: yaasmin walaaley sidaan ka gartay waxaa tahay gabadh diinta ku fiican waxaadna iledahay see nin ku guursada ku heliwayday ,walaal horta waxaa jira calaf ilahay waxuu qoray uun baad heli inkastoo ilahay yiri dadaal walaal manta somali dhibato badan iyadoo haysato buu hadana gurkii ka sii daray wiilashina inta badan guur marabaan inta kolay aniga isoo martay gaabsi bay u badnayeen inta kalana wax Khayr masuul ah bay ahayeen oo rabay inay i lugooyan markaa ma waxaad ileedahay ku waa gurso lugooyada wata ,abayo gurii hore baa iga xumaday markaa meel aan si fiican isaga fiirshay baan rabaa inaan galo ee meel kasta marabo inaan dalaq isaga iraahdo, thanks waanadada. e-m waa kaa ee ila soo xiriira walaalayalow na ha i caayina ilahay ka cabsada. asiya2000@ivillage.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Yaasiim Asalaama Caleykum Abaayo waxaan u maleyn inaadan akhrin waxaad waxa walaasheen qortay oo waxaad bilowday inaad, mucaaradid, abaayo saas ma fiicna,qofka walaalkaa ah kor ayaa loo qaadaa hoos looma dhigo, mise waxaad ka xumaatay gabadho meesha isku xayeysiisay Abaayo adiguba try your self ceeb maaha inaad is xayeysiiso calafkaaga ayaad helin. PS: Raali noqo hadaan wax xun ku iri. Your's Ahmed
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaamu calaykum waraxamtulaahi wabarakaatu To Ukhti Asiya bacda salaan ukhti Asiya jazaakalaahu khayran jawaabta iyo hadalka fiican walaal horta ma ahi qof cilmi fiican leh ilaahay aniga iyo adigaba ha inoo sahlo iyo jamiical muslimiin aamiin. walaashay horta waa runtaa oo waxkasta waa calaf iyo nasiib sidaad hore u sheegtayna ilaahay dadaala waa yidhi lakiin yaa ukhti aniga waxa aan ku sheegay waxa ay aheed in aad ka raadsato meelaha munaasibka ah oo laga helo ahlu taqwada hadaad joogto north americana waad ogtahay dadku sida ay ugu noolyihiin ilaahayna mid khayr qaba hakaa siiyo runtiina igama aheen aflagaado iyo sida ay u fahmeen bacda walaalahay ka mid ah ilaahay khayr ha siiye waxay iga aheed in aan kugu nabihiyo in aad ka raadido meesha munaasibka ah hadii aad u fahamtay aflagaadona iga raali noqo yaa ukhti ina saamax ilaahay subxaanu wa tacaala waxa uu yidhi < KULUKUM KHADAA'UN WA KHAYRU KHADAA'UN AL TAWABUUN> oo ah kuligiin waad qaldantaan waxaana ugu khayrbadan kuwa ka toobad keena marka yaa ukhti hadaad u aragtay xumaan samixiini To Akhi Ahmed, Salaamu calayk yaa akhi Ahmed ama bacad walaal horta ilaahay khayr hakaa siiyo sida aad iigu nabihisay in laga yaabo walaashay in ay iga xumaatay mida kale walaal ma aanan ka wadin in aan bilaabo mucaarada iyo saad u qaadatay walaashayna waxa aan u qoray waxay ahaayeen waano walaaltinimo hana ilaawin in xadiis shariif oo macnahiisu yahay < MUSLIMKU WAXA WEEYE KA KALE MURAAYADIISA UU ISKU ARKO> marka waxaa ka wadaa walaaashay Asiya inta aan idhi waa intii aan ka sugaayey in ay itidhaado Iyaduba saa iyada ayaa i aragtee tasi waa mid. Mida kale yaa akhi walaashay hoos uma dhigin Ilaahayna kama dhigin in ay noqoto mid hoos ah oo Ilaahay subxaanu watacaala waxa u ka dhaliyey khayrul uma oo Ilaahay aduunka u soo saaray Ilaahayna waxa uu nagu tilmaamay suxaanu watacala< KUNTUM KHAYRA UMATAN UKHRIJAD LINAASI TAMARUUNA BIL MACRUUF WA TANHAWNA CANIL MUNKAR....> marka walaal hadalka ha qaloocin thaniguna ma fiicana oo Ilaahay ayaa inaga reebay oo yidhi subxaanu wa tacaala < INA BACDA DANI ITHIM> oo macnaheedu yahay in malada qaarkeed ay tahay danbi wayn marka walaal ha ku dhicin thanigaa Ilaahay inoga digay. ama sharaxaada aad ka hadashay subxaana allah walaal Ilaahay hakuu danbi dhaafo, mida kale walaashay ilaahay ayaan uga baryayaa in uu siiyo cawad uu ugu badalayo dhibkii hore, Ilaahayna ha u sahlo mid xaqa laga rabo yaqan kuna dhaqa sidii ilaahay jeclaaday aamiin mida kale ee aan iyana ka waday waxa ay aheed way jirtaa in ay jiraan dadbadan oo xumaanta dhinaceeda u batay lakiin hadana walilaahi al xamdu wal minah waxaa jira dad badan oo khayrka ilaahay ku nicmeeyey oo wanaagsan Ilaahayna umada islaamka ah xaqa ha tuso dhamaan. Ilaahayna ha inoo danbi dhaafo jamiican Allahuma zidnaa cilman wa taqwaa wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatu. ukhtukumfilaah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salamu Caleykum Aasiya! Walaal, Allaha kuu sahlo mid kheyr qaba, oo adiga iyo wiilkaadaba isku si u jeclaada. Madaama guurkii hore kaa halaabay, waxan kugu la talinayaa in aad lacala guurkan dambe si fiican uga fiirsato. Mid, ogoowna! guurkii fusuq lagu dhiso wuu dumaa, barakana ma yeesho. Markaa haddii aad dooneyso guur aadan ka shaleynin, mid raxmad leh oo mira keena, ku dadaal #1 marka hore in aad Allaah (swt) qancisid. Waxaan shaki ku jirrin haddii aad taas suubisid in aadan waxba kaa halaabaynin. Sharuudaha wiilasha ku soo raajiciya ku xireysid, ha ugu horeyso tixgillinta xagga "DIINTA". waydun liibaani'e. Ilaah ha kuu gargaaro! W/Salaamu.... Ansaari
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalmu alaykum to; yaasmiin kaleexo gabadha waxay rabto iyo meeshAy doonto haraasatee, waxaad lasoo boodaysaa waxaadan waxba kagaranayn waxaan ku dhihi shaqo yeelo shaqo laantii baa kaa badatay. aasiya well done wasalamu calykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu To abu ammar, Samaxakalaah yaa akhi awalan mida kale walaashay wax xumaana ma aan dhihin umana quudho in aan idhaado xumaan waa walaashay fil diin wa dam marka walaal inta aad ileedahay shaqo malihid adigu inoo sheeg waxii khayra sheeg oon ku dhaqano hadii kale aanba iska aamusno sidii xadiisku inoo sheegay oo ah macnahiisu <HADAAD HADASHO KU HADAL WAX KHAYR LEH AMA ISKA AAMUS > la'ina waxkasta oo afkaaga ka soo baxa malaa'ig ayaa qoraysa marka walaal anigu kuma odhanayo sidaadi shaqo yeele waxaan ku odhanayaa Ilaahay ha inoo dambi dhaafo Ilaahayna jidka xaqa ah ha ina tuso dhamaan wasalaamu caalaykum waraxmatulaahi wabarakaatu. Ukhtakumfilaah Uma Ahmed
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Aslamu alaykum TO. ukhtiinaa umi-ahmed yasmiin (xafidahulaah) walaal raali ahow eraygas aad dhibsitay, haduuba dhib kuu keenay, dadka muslimiinta ahi waa kuwa caradooda qariya walcaafiina caninaas walaahu yuxibul muxsiniin) waxaan aad ula yaabay oo aan isku khillafnaynay habka llgu soo booday walaashayda guurdoonka ah. raalise iga noqo saan kuu lahadlay. laashaka inaad tahay gabar agtayada qiima kaleh sunda difaaceeda xaqa cadayntiisa markii janis u heshid ilahay dartiis baana kuugu jecelnahay qiirada iyo xamaasada kujirta oo aad rabtid inaad ilaahay diintiisa u gargaartid. laakiin yaa ukhtii filaah waxaan isku khilaafnay usluubka gabadha walaasheena llola hadlay. ilaahayna wuxuu yiri sxw (walaa yazaluuna mukhtalfiin ilaa man rahima rabuk wlidaalika khalaqahum) wabilaahi tawfiiq wasalamu alaykum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu To Abu Amaar, Barakalaahu fik yaa akhi runtii walaal kama xumaan mana dhibsan anta akh caziiz wa qali runtiina somalida aya waxay tidhada qofna si u yidhi qofna si u qaaday marka walaal hadalkii an ku idhi walaashay igama aheen ku soo boodid ama aflagadeen wa ciyaadu bilaah horena wan u sheegay walaashayna wan u ictidaaray xataa haday dhibsatay hadalkayga waxaana jeclaanlahaa in aad akhriso jawaabtaydii aan ugu jawabay walaashay, wasalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu ukhtakfilaah uma ahmed.
|