Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): MAXAY DIINTU KA QABTAA KALA FOGEYNTA ILMAHA? FADLAN XADIIS AMA AAYAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diin jaceel

Unrecorded Date
ASALAAMA CALEEKUM:

walaalayaal salaanta sharafeed ee dad muslin ah isku salaamaan iga gudooma, amaa bacd waxaan ahay qof aad iyo aad u jecel diinta islaamka in aan wax ka barto, bal arrinkan ila fiiriya waxaa jirta dhawr jeer in aan maqlay oo dad cullumo ah weliba ka maqlay diintu 2 sano ka badan wey ka soo horjeedaa ilmaha in la kala fogeeyo hadaba umadyahay muslinka ahi waxaan rabaa qof ii sheega haddii adigoo nacayb ayan kaa ahayn aad is tiraahdo carruurtii ha kuu kala koraano ee kala fogee muddo taan kor ku xusay ka badan maxay shareecada muslinku ka qabtaa .


fadlan aayad ama xadiis daliil ah soo raaci jawaabtaada.

jasaaka laahu kheyran.