Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Talo u baahane
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxmaan

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

Salaan ka dib, waxaan jecelahay inaan diinta Islaamka barto,hadana ku dhaqmo,kadibna gudbiyo. hadaba waxaan jecelahay talo arintaas ku saabsan gaar ahaan jadwal arintaas ka hadlaya oo fudud ayaan u baahanahay, sidoo kale waxaan u baahanahay talo guud ahaan igu kaalmaynaysa cabsida rabbi mar walba. waxaan idinka sugayaa talo walaaltinimo oo wanaagsan,aan oo wehel ka dhigto marwalba.

Sidaa iyo nabadgelyo

Qore:- Walaalkiin fil islmaan Cabdiraxmaan