Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Wallaaliyaal iga jawaaba fadlan.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslimah

Unrecorded Date
asalaamucaylkum warahmatullaahi wabarakatuh.

su'aashaydu waxa weeye, ma haboontahay diin ahaan in ninku naagitiisa uu naseheeda jaqo isagoo ku raxaysanaya ama u raaxeenaya iyada.from the Qur'an was-Sunnah inshallaah.

walaalayaal iga raali ahaada haddii ay su'aashu tahay mid aan haboonnayn, waxaa la yiri diin la'lama xishoodo waxaana rabaa in aan ka jaahil baxo'e.

jazakallaahu khayran jaza wabarakallaahu fiikum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslimah2

Unrecorded Date
assalaamucaylakum warahmatullaahi wabarakatuh.

Yaa maxaa tiri, walaalo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koofi Cade

Unrecorded Date
SIILKA XITAA IN LA JAQO WAA OK...she will never forget u if u do that to her

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fear Allah

Unrecorded Date
Koofi waxaad ku hadashay waa wax Alle aktiisa aad uga xun so please fear Allah and watch your mouth that is my advise otherwise Allah is going to fighyt to you.
walaashay suaasheeda anigu cilmu umalihi, laakin waxaan kacodsanayaa cidii aqoon uleh in ay kajawaabaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Su'aashaas waxaa la waydiiyay sheikh Mux'ed Saalix Cutheymiin wuuna ka jawaabay. Hadii aad rabtid jawaabtaas inaad akhrisatid waxaad tagtaa bogaan http://www.islam-qa.com waxaadna galisaa numberkaan 2864 waxaa laga yaabaa su'aashaas inaysan la mid aheyn midaad qabtid laakiin ay isku micno noqonayaan waxaana u maleynayaa inay jawaabta sheikha aad ku kaaftoomi doonto.
WALAAHUL MUWAFIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
asalamu alaykum
dhib ay leedahay majirto inkastoo ay tahay su'aal caruur,
is like anigoo iri baastada in lacuno xalaal miyaa please hadiis iyo aayad,
it doesn't work like that wixii xalaal ah lays mawaydiiyo ee wixii shaki kujiro ayaa daliil loo doonaa