Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Oct. 29, 2000): Ismaaciil
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAC

Friday, October 06, 2000 - 05:42 am
Salaama calaykum

Walaalayaal waxaan jeclaan lahaa inaan ii sheegtaan, haddii uu qof "World stock" lacag ku darsado xaaraanteeda iyo xalaasheeda.

Waan la socdaa inay ribadu tahay lacagta lacagta la dulsaaro, sida keredhidkaaryada, deemanka bangiyada, qiimaha cunada oo la qaaliyeeyo IWM.

"World stock" waa alaab aad lacag ku darsato kamabani iska leh, sida shidaalka oo markeey faaiidaana aad la faaiido markeey qasaaraana aad la qasaarto. Lama mid aha 401ka ay kambaniyada loo shaqeeyo baxshaan.

Jazaa'a

Ismac