Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Oct. 29, 2000): ITIXAADKA HALKEE LOO HAGAAGAAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SH.MASHAAKIL

Thursday, October 12, 2000 - 09:41 am
ITIXAADKA HALKEE LOOGU HAGAAGAA?
WAXAAN RABAA IN LAGA RUN SHEEGO DADKA WAA KU WAREEREEN .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Skandaneefiya

Thursday, October 12, 2000 - 10:32 am
Asaalamu caleeykum.

Walaalkiis ILAAH kheer ha ku siiyo, ee NAGA daa nimanka aad maanta oo idil koorsaaran tihiin.
Ee bedelkeeda noo furaa safxado nooga kheer badan.

Cafwan adigoo iga raali ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-cumayr

Tuesday, October 17, 2000 - 07:57 am
saaxiibow naga daa mowduucaan dhib badan keeni kara
abu-cumayr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aroosay

Wednesday, October 18, 2000 - 07:16 am
waxaa loogu hagaagaaa waa maxaysatanimo oo eeg sida ay dadka u laayeen ummada ilaah ha ka qabto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Wednesday, October 18, 2000 - 04:28 pm
To Sh. Mashaakil

Hadii aad rabtid in aad ogaatid waxa AL-itaxaad yihiin waa urur siyaasadeed oo xukun doon ah oo sheegta in ay yihiin dad diin fidinaya laakiin xaqiiqdu waa urur siyaasadeed . Hadii aad xusuusatid waxay waligood ka faa'idaystaan kala daad sanaanta ummada muslimka ah taasna waxaa kuu cadaynaaya weerar kii ay ku qaadeen Bari waagii ay ka taalay ,iyo mida ay hada ku hayaan koofurta soomalia . waqooyi galbeed iyagu way iska celiyeen. Xaga caqiidadana waa wahaabiyo ee sidaa ubaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Wednesday, October 25, 2000 - 07:34 am
To sh.mushaakil
assalaamu calaykum
walaal waan ka xumahay in aad waydiiso wax aan micno kuu lahayn iyadoo ay kuu haboonayd in aad waydiiso halkee aan diinta islaamka ku bartaa? iwm
intaas iyo nabad galyo
wassalaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaqdoon

Wednesday, November 01, 2000 - 01:39 pm
To qashiimiinta meesha isugu timid
yaa yaqaana marka la asaasay ururka Al-itixaad alislaami iyo cidda hadda madaxda ka ah? ma ka jawaabi kartaan su'aalaas iyo kuwa la midka ah ee aan soo wado haddaadnaan ka jawaabi karin iska aamusam salafiyadana meelha uga dhicina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashiin

Sunday, November 05, 2000 - 10:21 am
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashiin

Monday, November 06, 2000 - 12:22 am
TO XAQDOON
maya ma,aqaan ani ahaan ee ma,iiga soo jawaabi kartaa adoo ii faahfaahinaya in alle khayrbadan
kusiiyo anoo ah mid rabta ineey ogaato oo kaliya
laakiin aan uraadinayn inaan midkoodna daafaco anoo kamida ahlusunah waljamaaca oo kaliya
firqooyinka badana waxaa nooga digay nabigeenii
<SCW,wasalamu calaykum waraxmatulaah.
iskana kaycfiya walaalayaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIIKH

Monday, November 06, 2000 - 07:34 am
asalaamu calaykum..

al-itixaad waa urur u kacay si uu ugaarsiiyo umada
diinta alaah waana culumo isku tagtay oo aaminsan
manhajka salafka taasna shaki kuma jiro..

inta aad ka baxdaan al-itixaad bal tiina badbaadiya
intaad ducaada wax ka sheegaysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashiin

Monday, November 06, 2000 - 11:06 am
TO:SHAYKH:
walaal shiikh ducaad waa lawada yahay runtii -
ee hadii ducaad layahay ma,inxisbi lasheegtaa?
mase in hadii waxlayswaydiiyo afka laysgoostaa?
walaale anigu xumaan kamawado ee hadaadcilmi -
uleedahay kajawaab hadii kalena iskadaa yayna kaanoqon wax qor oo kaliyee,
iskanakay cafi walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SH.MASHAAKIL

Wednesday, November 08, 2000 - 10:34 am
TO;SHIIKH .
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHU .
Walaal waxa yaab leh inaad tiraahdo AL-ITIXAAD waxaa uu ku taagan yahay MANHAJKA SALAFKA , wax daliil ahna uma haysid oo waxaa uu ku khilaafsan yahay arrimo badan , oo ka mid ah SAMAYNTIISA oo khalad ah ,iyo is uruusigooda oo muslimiinta ka gaar noqdeen , iyo iyaga oo u noqon MANHAJKA SALAFKA WAXA UU KA QABO ARIMAHA SOO DARISIISA ....