We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 22, 2000 - 03:44 am waxaan rabaa inaan barto gabadho soomaaliyeed oowax baranayaama bartay.waxaan ahay gabadh soomaaliyeed
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 30, 2000 - 08:25 am waxaan rabaa gabar soomaaliyeed oo wax baratya diintana taqaan dhib malaha gabar iyo gabar la'aan rayigeyga waa sidaas
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 06, 2000 - 01:37 pm Hi to all Somali glz! Am 33yrz, gratuate in IT+ English language and i have a good job. I think that am finished with the career but i feel im incomplete yet,so im looking for a somali girl for marriage who has at least secondry school education,25-30yrs old,good muslim and free from clan thinkings. Are you intrested, so drop a short message to the e-mail below: aile70@spray.se Thanx all.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 13, 2000 - 11:20 am waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool dalka mareykanka waxaan rabaa gabar soomaaliyeed oo suni ah oo da'deeduna u dhaxeyso 18-21-sano tii ka hesho baafintaan haa iigu reebto cinwaankeeda halka leyska helo oo ah bogan,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 01:19 am wz up bro..u said u r looking 4 a girl who is somalian well i am interested in u.But unfortunatly i ain't 18-21.iam 17 who is going 2 be 18.so if u r interested write back.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 21, 2001 - 09:08 am Hey alia, am after a Somaligirl of yur age, so don't mind having crack at you!! I can provide you more than you would be proud of at age 80...said that with bit of confidence!! Find out for yourself if yur majure enough!! Plus may be am not as old as I write..or am I? Cheers HamzeN1@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 25, 2001 - 11:23 pm Asalamucalaykum every one both brathers and sisters.I am looking for both somaligirls and boys who have a good edacation about( saynis Iyo xisaab) I live in DenMark.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 16, 2001 - 12:41 pm I like both maths and science... i am no a proffesor but if you need any assistance then i'd be happy to try to solve some of your problems with you!!! modeflux@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 09:37 pm waxaad salaaman tihiin dhamantiin waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo dagan maraykanka TN nashville ilaa iyo hada waxaan la ahay gabar soomaali yeed oo irabta wax dhibaato ahna oo aan ku hayo gabadhaha soomaali yeed ma ay jiraan xoogaa waan madoobahay ilkahana way i jajaban yihiin magacaygana waxaa layiraahdaa <<AFRIKAAN>>hadii ay jirto gabar soomaaliyeed oo daacad ah ha ila soo xiriirto halkaan waad mahad san tihiin wasalamu calay kum wa raxmatulaahi wa barakaatuhu????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 09:45 am Asalaamu calaykum dhamaantiin.Jawaabtan waxaa iska leh inanka afrkaan magaciisa ku sheegay walaal maxaa ku helay oo lagugu nacay armaad walaal qarinaysaa arimo kale oo jira aawadood mise waa intaa keliya,aboowe waxaas wax la la yaabo ma aha insha alaahu ilaahay ha kula garab qabto arimahaaga.Wasalaamu calaykum
|