Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): SU,AAL AAN WAYDIIYEY CABDULKAADIR MADAXEY OO AHAAN JIRAY AFHAYEENKA U FADHIYA URURKA USC ROMA ITALY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, October 21, 2000 - 04:19 pm
mar aan kula kulmay abdulkadir madaxey roma italy
waxaan waydiiyey su,aal ah waxaa dad badani aamin-
sanaa haddii siyaad barre tago in dalku hagaagi
doono taasina been ayey noqotay maxay tahay -----
sababtu, abdulkadir waxaa uu ku jawaabay markii an
isku daynay in siyaad la rido, waxaanu ugu yeeray
inay ridaan dadkii reer magaalka ahaa, askartii,
ardaydii, dadkii aqoonta lahaa dhammaantoodna way
diideen,ka dibna waxaan tagnay miyiga waxaana u
sheegnay dadkii miyiga joogay in la dhacay xaqoodi
ayna dhacsadaan xaqooda, dadkaas ayaa qabsaday
wadankii, midwalibana wuxuuu haystaa guri, gaari,
wax kasta oo uu bililqaysan karayey xitaa qaar baa
haysta hablo bililiqo ah, shalay aan sidaas ku
dagaal gelinay sidee baan ku oran karaa waxni waa
xaqdaro, ilaa dadkaas ilaahay nagaga celiyo baad-
iyihii ay ka yimaadeen talo faro nooguma jirto
caydiid iyo cali mahdina waxba ma qaban karaan.
su,aashaas waxaan waydiiyey madaxey sannadkii 1992

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAAQIL

Saturday, October 21, 2000 - 04:59 pm
CAAQIL, CabdiKarim, mar ayaan dood
isku dhaafsanay halkaan, hadda tahay
adiga.

Waxaan sheegay in Cabdiqaasim yahay
gacan-ku-dhiigle, aanse daku ogayn
oo waday wax la yiraahdo IRIR, si looga
hortago Daarood.

Madaxey ha ogaado, Jinni ninkii kaa
ayaa bixiya, ee dhibka Somalia haysta
ha baxsheen, gaar ahaan USC ee burburtay

Nabadeeeey