Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Nin somali ah oo gabadh raadis ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Somali

Saturday, October 21, 2000 - 11:03 pm
Waar dad golaha somalinet isugu yimaadow waxaa ku daashaan oo had iyo goor ka hadashaan siyaasad iyo qabyaalad. Anigu waxaan ahay nin waxaas aan marnaba gelin oo ka xishooda laakiin jecel somalinimada. Haddaba an idiin waramee waxan ahay anigu nin somaliyeed oo keli noole ah oo qurbaha deggan waxa iigu weyn oo dani iigu jirtaa, halka aad idinku siyaasadda iyo qabyaalada ku jirtaan, inaan sitekan ka barto gabadh soomaaliyeed.
haddaba gabdhaha somaliyeed ha ila soo xidhiidheen. Nimankana waxaan u sheegayaa haddaad gabadh ii siinaysaan dee i siiya gabadh oo aan xididno.
Waa salaamantihiin gabdho iyo ragba
Mohamed Somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina Warfa

Sunday, October 22, 2000 - 02:07 pm
To:Mohamed Somali

Inadeer waxa aad jab ku dhigtay markaad isa soo
bandhigtay oo habalahu waxay is odhanayaan tollow
ninkan maxaa ka siya, waayo qarnigan aynu ku jiro
ayaad gabadh waa tahay?Jawaabtu waa maya ee wax kale
ayaad Mohamed u jeeda.
Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaan carabey

Sunday, October 22, 2000 - 07:16 pm
War ma midgaan majeerten baad ahayd waa ku sidee sidaad abdh u waydaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Somali

Sunday, October 22, 2000 - 08:35 pm
Soomaaliyey siyaasad keliya miyaad ka hadashaan. war haddan adin golaha soo bandhigay waxaan u baahanay maxaa ula yaabteen. Haddan waxaan filayaa in gabadh ii soo jawaabto nimanku wax ba fiican ii sheegi waaye. Waar anigu awel horeba idin ma guursadeen ee nimanyahow malaa faa'iido inaad leedihiin baan idin moodey.

Mohamed somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.Ina Warfa

Monday, October 23, 2000 - 06:25 am
To:Mohamed Somali

Waa Gabadha ina warfaa ee kor kuugu soo jawaabtay oo
kuleh Mohamed anigu siyaasad iyo qabiiltoona kama
hadal,waxaanse uun aan la yaabay wiilka somaliyeed
ee qarnigan jooga ee leh gabadh raadiis ayaan ahay,
iyada oo meesha aad martaba gabadh aad ku turturoonaysid.
Nabadeey
Sirad ina Warfa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 06:38 am
Ina Warfaa

Si kastoo uusan Maxamed Somaali soo sheegin wax shuruudo ah oo uu ku xirayo gabadha uu doonayo, haddana magacaa bi'waaye Ina Warfaayey, gabar kastoo lagu turaanrutoonayaa, ma gabar guurbaa?

Aaaaaaaah, uuuuuuu!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jerero

Tuesday, October 24, 2000 - 02:52 pm
ma xoog weyntay oo madowday oo tima adagtahay kaas
uunbaa i soo celin lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Somali

Tuesday, October 24, 2000 - 08:20 pm
Jareero:
Gabadhyahay somali caadi ah baan ahay waxaan joogaa magaalo yar oo galbeedka Canada ah baan degannahay. Waxaan ka shaqeeyaa warshad qasha Lo'da oo maalinta waxa qalaa ilaa 1000 debi.
Galabtii saddex T-bone steak ah iyo hal Johny Walker ayaan soo qaataa. Markaan seexanayo ayaan xusuustaa gabadh soomaaliyeed. Haddaba Jareerka waan ka fiican ahay oo somali baan ahay, waxaan rabaa gabadh nolosha si ficcan iila qaadata.

Mohamed somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAKAAHIIL

Wednesday, October 25, 2000 - 07:51 am
NINKAN MAXAMED SOMALI AH EE GABADHADA DOONAYA ...
RA' KUKORDHIYA AMA INAN KU XIRA WANAAGSAN OO WAA RUNTII OOGUURKA WAA LOOSAHANTAGIJIRAY NINKU WAA RAGII HORE EE WAX GARADKA AHAA EE LADADAALA OO MARWO URAADIYA WAX GARAD AH MA AHA TU CIYAAL SIYO AH OO GURIGIISA KALA TUURTA HURDAN UDIIDA?????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maryan

Wednesday, October 25, 2000 - 10:42 pm
Waaryaa ninyowhow is caddee oo si fiican warkaaga u soo qor anaga gabdho badan oo calaf doon baan nahay. xagee lagaa helaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.ina Warfa

Wednesday, October 25, 2000 - 11:46 pm
To:anonymous
Waxaad tidhi gabadhaha lagu turunturoonaya ma gabdho
guurbaa,maxay u ahaan waayeen hadaa ma mid qol ku xidhan
ayuu helayaa,,,,,markaas sidaas ha iskaga joogo hadii
aanu dadkiisa dhinac ka raacayn.
Nabdeey
Siraad ina Warfa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed somali

Saturday, October 28, 2000 - 10:21 pm
Waar anigu gabdhihii somalida ayaan rabaa ee intee aadeen. Golaha niman lee jooga miyaa. Waar gabdhaha internet maloo ogola miyaa oo idinka ayaa qabyaaladda keliya kaga hadli yaqaan.
I need a somali girl.

Mohamed somali