    MDEEQ | Tuesday, October 24, 2000 - 07:56 am Saxiibayaal Waa su ;aalooyin murugo leh, mar haddii aabihii la rabey in uu ubadka wanaag ku bar barbaaryo oo asaga u horseedaya in uu wiilkiisa noqdo mid la mid ah,Afmiiinshaar ma shaqeyste shaxaad ku nool Nolol aan sharaf laheyn saxiibayaal shaqo aa sharaf leh,ninwalbow nimcada ilaah ku siiye aakhiro waa lagu weydiin, ha is moodin in aad aduun ku waareyso,aabow ubad wanaag tus, xalaal quute noqo wiilka aad dhashey ha ka dhigin mid kii ku dili lahaa,ha is dhihin ubadkaadii dibada ay kuu jiraan dhamaan waxay noqdeen ku aan faiido laheyn kuwa dhegaha daloolsadey, qaarkoodna waaba la guursadey soo maahan fool xumo weyn xoolo aad Agoon ka dhacdey kuma liibaneysid, waa laguugu imtixaanayaa aabbow masaakiinta xoolahooda iska dhaaf,ninka i qabo yuu i furineee,walaashey waa sharamuuto dhillo clubkey ka shaqeysaa,qamriga weyba ku qubeysataa hooyana (uncle john) ay la marqaantaa Taloow balada halkey iiga timid??? Is weydii Ceeb iyo Fool xumo ka weyn maa jirto Jawaabta Waa maya.Reerkii Wuu Halaagsamey Tii Aakhirona wey u dhiman tahay |
    Muslim | Tuesday, October 24, 2000 - 08:33 am Walaal: Ilaahey nin caaqil ah ayuu kaa dhigee runta sheeq Ina Salad Boy iyo Tuuga Dhulbahante mey su'aashaa ka jawaabaan. Caleykuma Salaan |
    Anonymous | Tuesday, October 24, 2000 - 08:56 am ILAAH BAA KU BADAY TUUGA DHULBAHANTE IYO DHIIG YA CABKA HABARGEDIR. GALAL BAA ILALINAYA WAATAA LAGU DHICIWAYEY. |
    Anonymous | Tuesday, October 24, 2000 - 09:02 am WAA MURUGO IYO CIIL HABARGEDIR AYA KU TARTAMEEYSA SOMALI(SACAD IYO CEYIR). LABADUBA SOW KUWII DHACAY SOMALI DHIIGOODANA CABAY DHULKOODI NAA QAATEY. |
    MDEEQ | Wednesday, October 25, 2000 - 05:41 am Saxiib Qabiil walbo wey ku dhacdey cidna yaa gaarloo sheegin,Daarood ,Isaak,Habiye,Qabiilwalbo Xaraanta weygaleen,Cigaal iyo cabdulaahi yusuf ayaa ka mid ah kuwa ay masiibadaa ku dhacdey Shaati guduud ayaa sadexeeya, Haddii aad runta rabto weydii ayaga kuu sheegayo masiibada heysato cdur aan daawo laheyn fikir goormaa lagu dili doonaa, argaga |
    abdikarimhassan | Wednesday, October 25, 2000 - 09:47 am TO MDEEQ run baad sheegtay, waxaana ku dari lahaa somaliya waxaa rogay saddexdan qabiil ee hoos ku qoran oo reer waliba ka amar qaato munaafaqa hoggaaminaaya 1 HAWIE 2 DAROD 3 ISAK saddexdaas qabiil waxaa hoggaamiya qoys walbka munaafaq aan weligii xalaal arag ilaa iyo maalintu siyaasadda soo dhexgalay, munaafaqiintaasi majirto qabiil ay dan u hayaan waxaa munaafaq walba mesha ku ilaashanayaa dantiisa gaarka ah.somaliyana rajo ka sugin ilaa qabiil waliba uu iska soo qabanayo munaafaqa shacabkii soomaaliyeed ka dhigay in uu dilay in uu hantidoodii dhacay, munaafaqiintaas waxaa loo yeelaa wax kasta oo ay doonayaan hadday noqon lahayd ku duulid qabiil kale hanti ugu deeqid ama ciidamo siin, mana garanayo waxa qabil kastaa uu u hogaaminayo munaafaq, maxaa u diiday inay hoggaamiyaan dad xalaal ah ilayn qabii kasta waa laga helayaa mid xalaal ah oo daacad ah weligi aan xaaraan cunin dhiig muslina geline. |