Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Waxaa layaab leh wax qaybinta dowlada ismagacaawday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAWSI WARFA

Tuesday, October 24, 2000 - 10:34 am
DAD WAYNAHA SOOMALIYEEDOW WAA LAYAAB SIDA AY WAX UQAY BIYEEN DOWLADA CUSUBI WAA WAX LALA YAABO WAAYO DAD SOOMALIYA WADA DAGAN IYO DAD AAN WAXBA KA DAGANAYN AYAA LABADABA MID KIIBA WASIIR LASIIYAY ( WAA SU'AAL LA IS WAYDIIYO) CIISE AYAA WASIIR LASIIYAY GADA BUURSINA WAA {SAMAROON SICIID, RAGA LAYIDHAAHEE}----- WAXAA LASIIYAY MID IYAGOO CIISE AFAR QOFNA AY KA DAGANAYN SOMALIA DAD WAYNOW WAA LAYAAB ANOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARTA REER AWDAL EE (NORTHAMPTON, IN LONDON)DAWLADAN SIDA AY WAX UQAYBISAY RAALI KUMA NIHIN XAQA REER AWDALNA MEEL AYAA LAGAGA DHACAY, DHUL, AAN LEENAHAYNA LAGAMA TAAGEERI KARO. BALSE ANAGU HADAAN REER AWDAL NAHAY WASIIR, HAL,LABO,IYO SADEX,SAMAROON UMA QALANTO UMANA QAYB SANTO
QAYB TAASNA WAA CAD XUN REER AWDALNA UMA QALANTO----- HORMOODKA---- UMADA ---------------- -SOOMAALIYEED---------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 11:01 am
Saxib anigu midna ma hayo, raalina waan ku ahay sida loo qaybiyay. Sababtuna waxaa weeye, bal inay wax degaan oo umaddu caga dhigato oo balaayada Habartaa Gidir laga nabad galo, ee candhuuftaada intaad gadaal u liqdo iimaanka isku sug.