Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Hataynu isaaq nahay maxaa inaga hortaagan soomaaliweyn ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 12:38 pm
waxaan ka codsanayaa in aan ogaado sababta isaaq inbadani u jeceshahay go'daan laga go'o soomaalida indeeda kale waa su'aal an ubaahanay in aad iga shaafisaan wixii isaaq ila ah oo galiya maxaayeelay dadku waa isdilaa wana hishiiyaa sabab noqonmayso waa la'ilaayay maxaa yeelay wa'inagii la dagaalanay siyaad bare xukungisii waynagii ridna markaa sababdu na waxay ahayd siyaad la rido ee may ahan inlago'o oo lala coloobo soomaali oo dhan markaa walaal ika soo jawaab su'aasha adiga oo aan waxba caydamin maxaa yeelay waxbaynu kala faa'iidaysanaynaa si aynu reerkeena uga wada tashanlahayn ee wixii uwanaagsa u smayn lahayn wanaad iga raali ahaan dondaa maxaa yeelay anigu waxba kumaan baran afsoomaaliga markaa wwa khaldayaa.

waad mahadsandahay magac: cabdi cali ducaale