Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Somaliland xaq maaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 26, 2000 - 10:09 am
hadaynunahay isaaq waa in aynu wax laqaybsanaa ummada soomaaliyeed maaha in aynu diidno wax laqaybsiga dadka aynu walaalaha nahay laageen waa in aynu xaqeena dhacsanaa'
nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARYAQAAN

Friday, October 27, 2000 - 12:16 am
to nacaska bogan furay


sxb marka aad adeegsanayso magac iyo cid aadan ahayn waxaa kaaga raganimo badan in aad cidaad tahay sheegato hadiise aad istiri isaaq waa laga dhex faaiidaysankaraa waan ka xumahay oo maaha maanta maalintaad mooday rayigaaga iyo raganimadaad sheeganaysaana waa mid diciifa oo aanad xitaa dadkaaga waxba ku tarin
markaa filinkan aad isku dayday caruurtaa loo geeyaaye hadii aad mid kale hayso bal hada soo daa aanu kula eegnee (DOQON ILAA NACAS)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 01:37 am
marka hore waxaan guusheegayaa incaydu reebantahay anigu waan ku caayi karaa lagiin raganimo maaha waxaana ii cadaaday in aad i gancin wayday. mida labaad walaahay oo bilaahay isaaq baan ahay waxaan gugu dhaaranaya maha in aan ku qanciyo oo maxaa yeelay nin raga madihid reer somalilandna waxba uma garigartid maxaa yeelay waxaan bogan ufuray in aan ogaado rayiga dadka reer somaliland.