Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): CAATO OO SHEEGAY INUUNALUG KU LAHAYN DILKA GEN. TALLAN, ISLA MARKAANA UU AARI DOONO GEN. TALLAN, OO HALYEEY SOOMAALIYEED AHAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XOGOGAAL

Thursday, October 26, 2000 - 12:01 pm
WARAR MAANT LAGA SOO XIGTAY MUQDISHU AYAA SHEEGAY INUU CAATO WARAAQO DAADIYAY UU KU CADDAYNAYA INUU HABA YARAATEE WAX LUG AH KU LAHAYN DILKA GEN. TALLAN
WAXA UU CAATO SHEEGAY INUU TALLAN AHAA NIN WALAALKIIS AH OOY SAAXIIBO AHAAYEE. WUXUNA INTAA RAACIYAY INUU U AARI DOONO TALLAN, OO UU DILI DOONO 15 MADAX OO KAMID AH DAWLADDA CUSUB, OO UU KU JIRO, GALAAL IYO C/QAASIM