Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Majeerteen Iyo Nin Madax madaw
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garawe

Thursday, October 26, 2000 - 09:11 pm
Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yiri.
La isma yaqaano ee waa la isbaran.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOWDHAN

Thursday, October 26, 2000 - 09:54 pm
HADDA RAGII HORE WAXEY SAMEEN JIREEN MA SAMEYNEE? SIDDA;

-GABDHO YAR YAR OO TEENAGE AH INAY MADDAXDA U GEEYAAN OY KU TUUGSADDAAN
-INEY NAAGAHIINA STRIPTIZE AY XAFIISYADDA KU SAMEEYAAN
-INEY WAX RUFYAANAAN
-IWM


MARKA WAXAAN U MALEYNAA IN MAANTA SOMALI OO DHAN EY KU AQRISAY OO AADAN FARSAMO HOR LEH LA IMAAN KARIN. MARKA WIILOW WAAD SOO DAAHDAY THINKS ARE BAD THINKS ARE BAD..................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faqiwalaal

Friday, October 27, 2000 - 02:55 am
War saaxiib aniguba majeerteen baan ahay waxa la ii sheegayna wey rumoobi weydaye soo nooma fiicna in aan ka saarno maahmaahdan diiwaanka maahmaahyada soomaaliyeed. Midda kalase waxaa ceeb ah inaan badnaasho aanan nuxur laheyn ku faanaa. War Qawdhan tartankayagu ka noqdo arimahan soo soda: -Imisa aqoonyahan oo diyaar u ah waxqabadka soomaali weynta ayaanu leenahay? - Imisa Waxgarad oo ilaahay casidiisa haysta ayaanu ugu deeqeynaa umadweynta soomaaliyee? -Imisa tujaar oo xalaal quudata ah ayaanu leenahay si wadanka baabay uga qeyb qaataan maalgalinta wadanka? -Imisa gacan ku dheeglayaal oo inaga mid ahaa ayaanu maxkadaha cadliya u keenay? Hadalka iyo afkaarta reer majeerteen haddii aynu nahay waxa inoo wanaagsan in aanu u noqono hormood arimaha aan kor ku soo xusnay aanuna ku faano bowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faqiwalaal

Friday, October 27, 2000 - 03:00 am
War saaxiib aniguba majeerteen baan ahay waxa la ii sheegayna wey rumoobi weydaye soo nooma fiicna in aan ka saarno maahmaahdan diiwaanka maahmaahyada soomaaliyeed. Midda kalase waxaa ceeb ah inaan badnaasho aanan nuxur laheyn ku faanaa. War Qawdhan tartankayagu ka noqdo arimahan soo socda: -Imisa aqoonyahan oo diyaar u ah waxqabadka soomaali weynta ayaanu leenahay? - Imisa Waxgarad oo ilaahay cabsidiisa haysta ayaanu ugu deeqeynaa umadweynta soomaaliyeed? -Imisa tujaar oo xalaal quudata ah ayaanu leenahay si wadanka baaba'y uga qeyb qaataan maalgalintiisa? -Imisa gacan ku dheeglayaal oo inaga mid ah (ha geystaan dhibka xilligee dawladaha hore jireen iyo intii dawlad la'aanta la ahaabe) ayaanu maxkadaha cadliga u keenaynaa? Hadalka iyo afkaarta reer majeerteen haddii aynu nahay waxa inoo wanaagsan in aanu u noqono hormood arimaha aan kor ku soo xusnay aanuna ku faano bowe.