Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Walaalayaal qabiilka aan iska dayno
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiil diid

Friday, October 27, 2000 - 03:33 am
waxaan kula talin lahaa dhamaan wax garadka soomaaliyeed inaan ka tana sulno qabiilka. iskuna taxluujino inaan u faa iidayno caruurteena qurbaha ku kortay. midwalbana uu isku dayayo inuu subax walba qabiil qoro. aaway saaxibu ra yigeenii. ma waxaa naga caqli ah inaan meesha uga wada tagno qabiil figrad is waydaarsigeenana meesha ku bur buro.
paece