Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Mowduucii jamcaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmedbarre

Friday, October 27, 2000 - 03:49 am
waxaa lasoo gaaray waqtigii wiigu dhamaaday iyo labadii maalmood oo fasaxa. ma is waydaar sanaa waxaan la kulanay intaan ku mashquul saneyn shaqada iyo waxbarashada. si aan u kala faa ii daysano.

aniga aan bilaabo. waxaa ku dhacday maalintii talaadada yar dhalin yara ah oon saxiiba nahay yaa waxaa laga soo eryay shaqadii waqtiga fasaxa ama galadtii uu shaqayn jiray. arintii ayuu iskuulka noogu sheegay. anaga oo sadex ah ayaan waxaan ku aragnay ninkii boska u ahaa magaalada waxaan damacnay inaan la hadalno.

wuxuu taagnaa meel wado geeskeed ah. baabuurtuna xawaare sare ku socoto. kadib markii aan magiciisa ku dhawaaqnay yuu (machial) u qaatay inaan dilayno iskuna sii daayay wadadii asagoo naftiisa halisgashay si fududna ku dhiman lahaa
yaan waxaan ka naxnay yeeridaan u yeernay. bosskii saaxiibkeen soo eryay iyo fulaynimada ku abuurnayd. bal waran adiga maxaad la kulantay wiigii tagay.
paece and love