Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Haniyad jabina dawlad lagu dhisay carta waa dhismaysaa ninkii diidanaa wuxuu ka dhiganyahay nin magaalo ka dudayow yaa ku og xabashidan iyo gaalada kaadida haga maydho wanaaga soomaalina wuu hagaagayaa insha allaah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 08:35 am
waxaan diidanahay nimankan markii hilibgii lagu cunaayay cart uu dhamaaday xabashiga u dagay ee xabashiguna ku yiri soomaali soo gala caydhiya shacbiga soomaaliyeed mayeelayaan in looga dalyo wadan gaalo. ama cadaw soomaaliyeed maxaa yeelay xabashigu marabo wanaaga soomaaliyeed walaahay billaahay igama aha qayaalad.