Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): JAMACADA EAST AFRICA EE BOOSAASO SHAQDDII BILOWDAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HORUMAR

Saturday, October 28, 2000 - 09:19 pm
WAXAA LAGA DHISAY MAGAALADA BOOSAASO JAMACAD
AAD U BALAARAN OO HOY U NOQON KARETA 400 OO ARDAY
DHISMAHAAS OO KA KOOBAN FASALO.HOYGA ARDADA,SHAYBAARO,XAFIISYO.GURYAHA MACALIMIINTA
GAROOMO CIYAARO.MASAAJID,

WAXA CAAWA TORONTO LAGU DAAWADAY CAJALAD
FIDOW AH OO KA SHEEKAYNAYSA SIDII LAGU BILAABAY

WAXA ISLA GOOBTII LAGU URURIYEY LACAG GAARAYSA
11.000CD IYO ,KA QAYB GAL DHISMAHA DALKAAGA
HADAL WAXA MA TARO DHIIBO SADAQADAADA.