Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Biyamaal maxaa loo xumeeyey?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliYaaban

Sunday, October 29, 2000 - 12:22 pm
Sidaan la socono qabiilka biyamaal waa qabiilka ugu taariikhda wanaagsan soomaaliya markii laga eego dhinaca halganka iyo xornimada soomaaliyeed. Hase ahaatee habargidir ayaa xadgudub joogto ah ku haysa. Hada dowlad ayaaba u dhalatay cayrka marka xooga ku haysta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real biyo -maal

Monday, October 30, 2000 - 10:07 am
soomaali yaaban.
Alleylehe nin banbaris u xiranyahay waad u war egtahay,biyo- maal kun jeer ayuu kaa shisheeyaa isku dir dad ka facweeyn weeye, habargidirta joogtaana waa walaalaheen sharaf noo haayo oo aan dhiig wadaagno ma kastay? ee haddii dhul aad u baahantahay nala soo xariir waxba hays calool xumaynin, ee orod,intaan tunka lagu qaban iska hoyaad adeer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 04:47 pm
Realbiyomal your accent is too khaki for biyomal so i hang up the phone on you.