    FARHIA | Sunday, October 29, 2000 - 02:25 pm I said ladies only so you click your back button now unless... Sisters, is it only me or our men failed us and their nation? Look at them! All they know is about tribe. Somali male is a real shame, they even use English language to show off their ignorance. They don't even know how to debate let alone function as a society. |
    sagal | Sunday, October 29, 2000 - 07:46 pm TO FARHIA: you must be kidding sis, adi soomaha hada waxa english kuhadlayah kuligoodna maaha waxa lawada maray anakuba ma qumanin qaarkeen ee abaa dadka kala saar. |
    mohamed somali | Sunday, October 29, 2000 - 09:33 pm GABDHO FIIRIYA SUAASHA AAN SOO QORAY EE AH "NIN GABADH SOOMAALI RAADINAYA" OO ILA SOO HADLA Mohamed somali |
    Anonymous | Monday, October 30, 2000 - 01:27 am Mohamed - saas amayaa desperate ugu tahay inaa gabr internetka ka barto? soo qor e-mailkaada.. |
    saado | Tuesday, October 31, 2000 - 02:44 am nayaa waa runtiin |
    Anonymous | Tuesday, October 31, 2000 - 04:43 am Farhia, haday runkaa tahay waxaa ku qori laheyd "women's forum" |
    mohamed somali | Tuesday, October 31, 2000 - 08:24 pm Gabdho aniga waxaan rabaa shukaansi public ah. markaan qurbaha joogo waxaa walacwalacda so anigu waxba ma qarsado ee si toos shukaansi iila wada then markaan isfahano ayaan ku siin my email. soo soco baby!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |