Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): HADAAD WAX QORTID WAX FIICAN AMA ISKA DAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/karin Max/ed

Sunday, October 29, 2000 - 02:38 pm
Walaalayaal maxay idingula muuqataa in dadka soomaaliyeed ay wax fiican sheegaan ama iska aamuaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 02, 2000 - 06:36 am
Shoqo kale ayayna heynin. Midda kale, dadku marka uu is horjooga, ayay ka cabsanayaan inay wax ay aaminsan yihiin sheegaan. Sidaas awgeed, ayay compouter u miciinsanayaa. Sideedabana, dadka meeshan cayda la taagan, waa dad aan wax soo baran, oo la tababarin 2o sanno. Waa dadkii dhashay xilligii afweyne. Waa dad aan dhaqan aqoon ahyn. Waa dad aan taariikh aqoon ahayn. Waa dad jaahwareersan. Sidaas awgeed, waxa ay qoraan loogama jawaabo. Waayo waxay doonayaan weeye. In ay attention helaan. Ma laha attention ayay ka waayeen guryaha ay ku noolyihiin!!!!!!!!
kolayba waa dad cidlaysan. Dareemaya cidla joognimo iyo kelinimo iyo cabudh.---- loneliness
Ha u bixin markaas. Sidaas ayaa xiisahoodu hoos ugu dhici doonaa. Waxan ay ka hadlayaana wax aqoon ah uma leh. Waa iska qeylo oo kale.....
Reer hebel Reer hebel.....