    HARIDIID. | Monday, October 30, 2000 - 01:05 am Su,aashaaan waxaa is waydiiya maalmahan dadka aan abgaalKa ahayn ee xamar jooga, waayoo waxa ay dareemayaan in dowlada si aad ah ay ugu eexatay BAGAAL CUSMAAN, laakiin arintu sidaas ma aha. cabdiqaasim waa uu ku qasban yahay inuu qanciyo beeshaas waayoo. 1-cali mahdi shalay waxaa madaxtinimadiisii ka hor istaagay caydiid oo ay habargidir isku yihiin cabdiqaaasim. 2-cidda gacanta ugu wayn siisay imaashaha xamar waa ABGAAL, oo waliba ku bixiyay dhaqaale iyo xoogba 3-Abgaal waa qabiilka ugu badan soomaali iyo hawiyaba. Marka waxa iila muuqataa inaan laga hadlin sida abgaal wax loo siiyay, waxaadna ku xisaabtantaan culayska soomaali haysta , iyo waliba in rag soomaaliyyeed ay fulinayaan fekerka ethopia oo ah in soomaali qurub-qurub loo kala jarjaro si aysan awood danbe ugu yeelan geeska africa. |
    SHURWAC | Monday, October 30, 2000 - 01:14 pm HARADIID WAA GUGU RAACSANAHAY FIKRATAAS ANIGUNA ABGAAL MAIHI EE WAXAAN AHAY DAAROOD |
    Abgaal | Monday, October 30, 2000 - 01:37 pm Saxib heridiid Xoolo baad tahey anigaba abgaal baan ahey marna matagersani mana tagerayo habar gidir. Aniga ayaa ah kan wax siinayo habar gidir balse kamasugayo iyada wax. Sidoo kale dadka amxarad kensanayo waxey yihiin kuwo habargidir dhamestirkooda kashaqeynayo anigan waan tagersanahey Abgaal, |
    Afar Mici | Tuesday, October 31, 2000 - 02:56 am To.All it may concern ------------------- Arinka qaar waa ku saxan yahay oo Abgaal Qabiilk ugu tirada badan ee hawiye ugu deriswanaaga fican waxaanse run ahayn in abgaal uga tanasulay tii shalay ceydiid ku sameyay taas maanta abgaal weyne uma sina ee arimo kale aa jira A- Marka hore Abgaal masrabo Dagaal hawiye danbe in uu ka dhaco xamar taas dhulkoodi ku bubura dhaqaalahoodana hoos galay. B- tan kale abgaal wuxuu fiirinayaa mustaqbalka mar ay yihiin dad fara badan mar hadii ay yihiin dad aqoon leh maxaa ku didaayan si sharafleh awooda wadanka ku qabsadaan xiliga doorashada ayada somali oo dhan gacan ku siin doonto wanaaga ay muujiyeen C- tan kale maanta habar gedir waxay ku jirtaa dhibti ugu darnaa ay soo maraan shaqada u taal abdiqaasim waa in wixi la kala dhacay dib laisugu celiyaa habargedir ayadaa u badneyd dad wax dhacay marka waxayba u egtahay in abgaal kalin fican ciyaareen oo maanta habar gedir aa dowlad ah teeda kale dowlada abgaal wax uu ku hesto malahayn oo aan aheyn samir mar haddi ay san hesan 1-Madaxweyne 2-Raisulwasaare3-Gudoomiy baarlammnka 4-arimaha dibadda 5-gashaandhiga waxba yaan la dhihin abgaal ay u dhalatay ee umada somaliyeed. Waxaan djhamaanbtiin idinka cosanayaa in raali iga noqotaan hadii aan cid u gefay |
    wardhiigleeey | Tuesday, October 31, 2000 - 02:25 pm waxaan u maleynayaa c/qaasim in uu yaqaano dhaqanka abgaal waayo cida hadii qof laga dilo oo layiraahdo faatoxo ayaan idiin aqrineynaa faataxadaas ayaa kala weyn wax kasta marka isugn c/qaasim ahaan markii loo sheegay in uu xukunka ku guuleusta hadalii faatoxo ayuu ku bilaabay marka abgaalku maba fiirin wixii hore iyo dagaalkii afarta bilood ee waxaa wax walba kala weyn diinta sida aan qabo. hadana kuwa u qelinaya kuraasta hadii ay u kordhineyso dadnimo ka maqneed abgaalka ha ka gataano sedaxda wasiir iyo duqa magaalada oo faatoxo niyad ah ha keenaano oo ay mutawafaq ku yihiin |