Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Maxay kula tahay dawladan ?Maxaase loo dhisay ?yaana dhisay ?yeyna qancisay? Mustaqbalku siduu kuula eg yahay ? nabad-dagaal tee ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 30, 2000 - 02:51 am
Fadlan waxaan jeclaanlahaa in aan kawada hadalno arimaha in wada quseeya si wanaagsan oo aanan aflagaado aysan ku jirin arimahan.

1- Maxay kula tahay dawladan ?
2-Maxaa loo dhisay ?
3-Yaana dhisay ?
4-Yey Qancisay ?
5-Mustaqbalka sidee kuula eg yahay ma dagaal -Nabad ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALHAREERI

Monday, October 30, 2000 - 03:04 am
Dowladani waa mid soomaali metesha , gaar ahaan fagaarayaasha caalamka.
waxaa loo dhisay soomaali.
waxaa dhistay soomaaaai.
waxaa ku qanacsan soomaali.
mustaqbalka nabad , baraare , horumar, iyo xaqa oo lawada garto. dibna aan ugu laabano dadleenii hooyo. waxaan u arkaa inay tahay , tii nagu dhiiri lahayd inaan ubadkeena kala laabano dhulakla KUFRIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Monday, October 30, 2000 - 03:48 am
1)Dawladdu waa haraagii Siad
2)Waxaa loo dhisay haraagii Siad
3)Waxaa dhisay haraagii Siad
4)Waxay qancisay haraagii Siad
5)Waxaan dhib ahayna laga sugi mayo haraagii Siad