Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): SOMALIYEY MA QABIIL BEYNU BARANAA MISE WAX INA ANFACA AAKHIRADEENA IYO ADDUUNKEENA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 30, 2000 - 04:24 am
waxaan had iyo jeer arkaa dad badan oo soomaali
ah doonayana inay ogaadaan qaar ka mida qabiiloo-
yinka soomaaliyeed, waxaan jeclahan in aan dadkaas
su,aal waydiiyo su,aashaas oo ah maxaad ka rabtaa
ogaanshaha qabiil maxay tahay denta aad ka leeda-
hay maxaa faa,iido ah oo kuugu jira.