Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Nov. 8, 2000): Isaaq ma dadkala duwan oo isu tegey baa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awad

Tuesday, October 31, 2000 - 09:40 am
Odayaal waaweyn waxa ay sheegeen.Inaan wax Isaaq la yidhaahdaa jirin ayna yihiin dad isu tegey oo is bahaystay.Dad badan oo xataa Daarood ahina way ku dhex jiraan oo badankoodu is og inay Daarood yihiin laakiin ay ku yare adag tahay inay sheegtaan qola aan loo maqal.
Wax xumaan ahi kuma jirto oo dad badan oo lamid ah ayaa jira laakiin xaqiiqadu waa sidaa.