We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 31, 2000 - 10:29 pm Hadaladaas waxaa yiri mudane QANYARE, markii uu caato ku qalqaaliyay inuu garoowe tago, mr qanyare waxaa uu ku eedeeyay cabdullaahi yuusuf 1--Inuu abuuray gobol u gaar ah HARTI , isaga ayaa afkiisa ka yiri oo u sheegay bbc-da, hadaba maxaan ka doonayaa garoowe, ma aniga ayaa HARTI ah, waxa kale uu yiri waa ninka magaalada gaalkacyo yiri qaybi waa puntland, qeybta kalena ninkii gala waa danbiile. 2-waa ninkii dhowaan cigaal u saxiixay inuusan ku qabsanayn bariga sanaag iyo sool, oo ula dhaqmay dadka dhulkaas u dhashay, si aan dad loola dhaqmin, kana saaray golihiisi maamulka dadkii goboladaas u dhashay sool iyo sanaag. 3- waa nin fulinaya danta ethopia, oo ah in soomaaliya lakala jarjaro, lagalana dagaalo in diinta islaamku ku xoogaysato.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 06:28 am Cadale, adiga yaad af hayeen uu tahay? Ma qolooyinka isku baheeystay inay propoganda 'discredit' ah ka fidiyaan Col. Abdullahi Yusuf, mase waxaadan aheen xoogogaal la socda arrimaha Puntland. Teeda kale, maxaad Qanyare iyo Abdullahi yusuf isku meel uu dhigeeysaa. Qanyare waa tuuq biliiliqeeystay hanti dad leyahay, laguma tilmaami karo hogaamiye.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 06:50 am TO CADALE: QANYARE WAA MURURUQSADE SIDAA DARTEED DADKA NOOCAAS OO KALE DHULKA BARAKAYSAN OO PUNTLAND WAA KA XAARAAN TAN LABAAD ISNA QIIMO MA LEH QABIIL QIIMO LEHNA KAMA DHALAN MARKA PUNTLAND WAA TAGI LAHAAYE DEE WAXA UU OGSOONYAHAY INAAN CIDNA QIIMAYNAYN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 07:07 am Cadale ma Qanyaraa maanta mudane ku sheegtay? Walaahi murursade waa qabiil sharaf leh oo Soomaliyeed laakiin Qanyare inay ka dheerad aa u fiican. Mida kale maxaa dadka ugu sheegi weysey sababta Muuse Suudi uga baaqday shirkii ugu danbeeyey oo guriga Caato lagu qabanayey? War uu saxaafada u qaybiyey Suudi laba shuruud ayuu ku xiray imaatinkisa shirka: a - inuu ina caydid dhul ka koco; b- Inuus QANYARE HOR FARIISANEYN. Sabab? Qanyare haba yaraatee wax lagu raaco maleh. Siyaasi maahan personalityna malaha. Just murursadaha uu dadka ku dirayaa. Markii la weydiiyey wuxuu heysto oo xirfad ah wuxuu ku jawaabay waxaan ahay ninka maanta Daaarood ugu neceb! Neceeb goormuu xirfad noqday inta ila midka ahna waaa xulufadayda?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 03:53 pm to qaran waxaa ku dartaa waa kii yiri markuu cali mahdi askariga uahaa ee c/laahi xaaji bbc da ka waraystay wuu soogamaa maantana ina caydiid ayuu kaba qaad uyahay marka waa sheegtaye personality ma leh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 04:55 pm Salaan ka dib waxaa idiin sheegayaa in Qanyare uu ciidanka booliiska Somaliyeed ka tirsanaa sanadihii 1970s kii oo uu karaani ka ahaa xafiiska Jen.Jama Mahamed Qalib kolkaa waxa uu la baxsaday lacagtii loogu talagalay askarta kolkaasna wuxuu u cararay dalka kenya kolkaa waxaan anigu joogay meeshii Jama mahamed Qaalib lagu weydiiyey suaal oraneysa sidee baad xukumad uu ku jiro ninkii aad ogeyd ee tuuga ahaa aad uga aqbashay Jen. Caydiid {waana markii cayddid ku dhawaaqay dawladii soconweydey}wuxuu ku jawaabay tolkii baa wata balse waan usheegay caydiid. qisadan ayaan xasuustay waana qiso uu qofweliba hubinkaro.Abdilaahi yusuf kheyr uu leeyahay ayaaba iska yar.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 05:03 pm To: Cadale-Sacad-Qaran-True Somali ------------------------------ Waryaaya ma waalateen sidee Rabi idin Galay Hadii aad xusuusataan Doodii Taariikhiga ahayd ee Qanyare Iyo Abdulaahi Yusuf,Qanyare wuxuu difaacay wiliba si sharaf leh hadii Rag la xaqirin hawiye asaga oo dagaalkisa gaarsiyay in Abdulaahi Yusuf yiri badda aan shubaa hawiye idaacada bbcda Teeda kale Raga taariikhdaan soo maray koligood wax isma dhammaan hadii laga reebo Mohamed X. Cigaal Mr.Mohamed Faarax ceydiid Alaha u naxa- riisto Ali mahdi dowladiisi Raali ka noqday hadana waad la socotaan,Ali mahdi Wixi difaaci -sa abgaal weyne ka qabsaday marki u danbeysay wuxuu la xirtay ina ceydiid,qanyare ali mahdi hadana Ceydiid,Cusmaan caato ceydiid hadana gooni isutaag,Muse sudi wuxuu ahaa gacanta midig Ali mahdi kolki ceydiid ivo caato wada jireen,kolki danbe wuxuu kaba qaad u ajhaa caato,Abdulahi Yusuf Wuxuu ahaa kaba qaadki ceydiid hadan waadla socotan,wardhamaantood wax isma dhammaan qanyare waxba ha faquuqina Mohamed Xaaji Ibraaahim Cigaal Wili mabdaisi tan iyo xilig xabsiga uu afweyne geeyay Walalayaal Somalia Ragba saas u galay wilina ugelaya ogaada Mr.A/qaasim taarikh fican maleh waad la socotaan aaway Ragii sharafta lahaa sida Mr.Abrisaaq Xaaji xuseen,Mohamed Xaji ibrahim cigaal iyo Shikh Ibrahim Mohamed Ali Soobe, Cimri Dheer alaha siyo Adan Abdulle Osmaan ogaada Afweyne aa denbi ka galay kuwa kalena reer afweyne ay danbi ka galeen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 05:57 pm To : Dhamaan akhyaarta ---------------- Mr. Mohamed qanyare Waa hopryaalki hawiye taarikh dheer ayuu ku leeyaha halkanka lagal soo horjeeday Mohamed siyaad bare qanyare wili kaba qaad uma noqon daarood seediyaalna waa u yihiin had iyo jeer waxa uu difaaca hawiye, nasib daro hawiye waxaa ku jira Muse sudi oo kale oo iska dhaaf qolo kalee dakisa xabad ku garaacay xusiista inta qanyare tolkisa ugu jiray dowlad kasta oo la sameeyo wuxuu ka ahaa xubi n firfircoon maanta oo murusade viri fadhiso maxaa ka raacay in meel kasta lagu cuno
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 01, 2000 - 06:10 pm To: Sacad waxaan ku waydiyay C\lahi yuusuf oo majeerteen ah ayaad ag dhigtay Qan-yare oo ka dhashay hawiye. waxaa nasiibdaro ah inaad intaas ku gaarsiiso Qan-yare muu tago Puntland haddaan kuusheegaa Qan-yare aduunka waxuu u neceb yahay Majeerteen wuxuuna kasii neceb yahay dhulka ay degan mana aha Qan-yare nin bareerahiisa qarsada marka intuu aadi lahaa Puntland wuxuu ka jecel yahay C\qaasin inuu Guul-wade u noqdo. Marka kasaar meesha Qan-yare intuu Daarood aado inuu Hawiye katago, waa nin magaca Hawiye kajecel wax walba.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 12:38 am Qan-yare waa nin iskala weyn xumaatadda aad ku sheegteen waana nin dadkiissa iyo dalkiissa jecel waana nin sharaf leh codkiisana la ganban inta aan ka maqlay, JANARAL CEYDIID oo hogaamiye kasta ka baqo Qan-yare wuxuu ahaa nin ey xad isugu imaadaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 03:30 am Qanyare iyo sharaf kala daa! Waxaa kasii sharaf xun dadka Qanyare u arka inuu sharaf leeyaahay. Inaa barato Qanyare waxaa kugu filan adoo hal mar akhrista ama dhegeysta waraysi lala yeeshay. Matag socda waaye. Lalabo fooqa lalabo. Waraysiga asagaiyo C/lahi yusuf lal yeeshay waa dhegeystey waana beentaa wuxuu difaacay aa iska yar ee inta laga hadalbadiyey ayuu ku hadlay lahjad aan soomalida badankeedu fahmayn markii ninkii BBCda ee dhedhexaadinayey uu la hadlayna wuxuu ku jawaabay. Arow C/lahi hadal maku gaari.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 07:22 am Soomaliyeey wax kala ka murma laakiin Qanyare waqti haku dhumina. Waa cawaan xamar caan ka ah. Marka cawaanimada laga hadlayo ayaa tusaale loos oo qaataa. Qabiilkisu waa qabiil sharaf leh. Wax kale ka hadla fadlan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 07:39 am War Hawiye wax walba yaan shirka la keenin qofkan Qanyare aqoon iyo aftahanimo iyo xishood midna ehal uma aha eh qabyaalada yar oo daciifuu meelahaa kaga hadlaaye hadaan madaxweynenimadii hada idiin siinay naga qariya oo qaqabta eeydiina sida Qanyere,Gabanka ina Caydiid, Caato,iyo Suudi midna yanaan mar danbe maqlin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 08:14 am waryaada war-hooy maad joogtaan oo aad qanyare faraha kala baxdaan,soow ma`ogidin in dadqalatada africa laga shegahayo uu isagu xakumo, oo waraabaha aad xamar ku maqasheen waayo?,wallaahi illaa boosaso intuu habeen u soo guureeyo ayyuu cabdullaahi oo cariishkiisa jiifa , hal mar xanniinyaha go` laga leeyahay..hayeey waa waraabe....dadka la`daan-daansado ma taqaaniin.....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 09:05 am Lol@Casraafiil, waa iga qoslisay. Qanyare nin Samaan laga sheegay maahan. Dadka Kenya ku yaqiin waa yaabeen markay maqleen Qanyara huggaamiye dad u noqday. Waligiis nin khayn ka taliyey luguma sheegin.
|